Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

xildhiban

 
  Home
  Hiiraan
  Calayaale
  Calanka
  Hobyonet

 Quick search

Search
 
 

 AUDIO

bbc


voa
VOA Somali 04:00
VOA Somali 07:00
VOA Somali 08:00

Radio Banadir
 
 

Subaca Quraanka






Ciidamada Itoobiya oo laga cabsi qabo in saacadaha soo socda gudaha u galaan Magaalada Balad-weyne iyo Heegan buuxa oo ay galeen Xoogaga islaamiyiinta ku sugan Magaaladaasi
Ciidamada Itoobiyaanka ayaa ah kuwa aad u dooneeynin in ay ku laabtaan Soomaliya
Posted on 03 Jul 2009 by muridi
Warar dheeraad ah oo ka soo baxayaan dagaladii maanta iyo shalay
Ciidamad mucaaradka oo uu hogaaminayo Macalin xaashi ayaa doonayo in ay qabsadaan FIAT & Boliska
Posted on 03 Jul 2009 by muridi
Sida ay u kala heeystaan Dowlada KMG iyo Mucaaradka Degmooyinka Gobolka Banaadir
Dowlada oo gacantooda ku soo hartay degmooyinka Shangaani
Xamarweyne,Xamar Jajab,Boondheere & Wadajir
Posted on 03 Jul 2009 by muridi
Macalin Xaashi ayaa sheegay in uu noolyahay uuna ku sheegay in dagaalka mardhow uu soo afjaraayaan
Macalinka wuxuu sheegay inay ku jihaysan yihiin Dhinaca madaxtooyada, Garoonka Diyaaradaha iyo Goobo kale
Posted on 03 Jul 2009 by muridi
Dagaalka oo aad u qaraar Ciidamada dowlada KMG oo dib ugu sii guranaayodegmooyinka shibis & boondheere
Ciidamada mucaaraka oo ku sii fidaayo dhamaan degmooyinka boondheere iyo shibis iyo 
Posted on 03 Jul 2009 by muridi
Xoogaga ka soo horjeeda DKMG oo ku dhow madaxtooyada
Ayadoo dagaalka maanta kuu ka socdo degmooyinka Shibis iyo boondheere 
Posted on 03 Jul 2009 by muridi
Cunista iyo ka ganacsiga Khaadka ayaa gebi ahaanba laga mamnuucay deegaanada suuqa Xoolaha & Huriwaa
Waxaa la arkaayey dadweyne fara badan oo aad ugu faraxsanaa mooqifka ay qaateeyn Wadaadada ka taliya xaafadahaas
Posted on 02 Jul 2009 by muridi
Sheekh Muuse Cabdi Caraale oo ah Afhayeenka Ururka Xisbul Islaam ayaa sheegay in dagaalada iyaga lagu soo qaaday islamarkaana ay iska difaaceeyn
Waxaa uu sheegay in  ay la wareegeen deegaanka Mariino iyo Jiirow Wacbuudhan ee degmada Kaaraan i
Posted on 02 Jul 2009 by muridi
Taliyihii ciidanka Maxkamadaha islaamiga magaalada Beledweyne Sheekh Ibraahim yuusuf ayaa xaley ka goostay maxkamada raacsan DKMG
Sheekha wuxuu sheegay in uu ka mid ahaan doono cidii ka soo horjeeda ciidamada Itoobiyaanka ah ee iminka ku sugan qeybo ka mid ah gobalka Hiiraan
Posted on 02 Jul 2009 by muridi
Maamulka Islaamiga ah ee Kismaayo oo ku dhawaaqay in ay burburinayaan dhismayaasha sida sharci darrada ah looga dhisay hareeraha Waddooyinka
Maamulka ayaa sheegay in ay howlgal ka bilaabayaan Wadada dheer ee isku xirta Suuqa Shidaalka lagu iibiyo iyo Suuqyaraha Magaalada Kismayo
Posted on 02 Jul 2009 by muridi
Wasiiru dowlaha gaashandhiga dowladda KMG Indhacade oo ka qeyb-galay munaasabadaasi la gu xusaya 1-da luulyo

Indhacade oo qudbad dheer ka jeediyay Munaasabadaas ayaa ugu baaqay shacabka in ay difaacaan dowladda KMG 

Posted on 01 Jul 2009 by muridi
Dagaaladii goos gooska ayaa ayaa ka dhacay degmooyinka Yaaqshiid iyo Kaaraan
Dagaalkaan oo ku soo aaday xili dadkii barakacay ay dib ugu soo laabanaayeen degaanadooda
Posted on 30 Jun 2009 by muridi
Gudoomiyihii Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Hiiraan ayaa is casilay isagoona ka gaabsaday in uu faah faahin ka bixiyo sababaha uu isku casilay.
Sheekh Max’ed Max’uud Warsame xaalad nabadgelo la'aan owgeed oo ka jirta gobola  
Posted on 30 Jun 2009 by muridi
Nin maanta lagu daldalay walan weyn ninkaas oo gabar ku kufsaday Magaalda Walanweyn

Degaanka Walanweyn oo aad looga soo dhaweeyey Dilkii gacan ku dhiiglaha

Posted on 28 Jun 2009 by muridi
Dagaalo goos goos ah oo qasaare geystay maanta ka dhacay Tuulooyin hoostaga degmada Cadale ee gobolka Sh/dhexe.

Dagaalkani ayaa waxaa uu yimid kadib markii maalintii shalay ha ruux oo xoollo Dhaqato ah lagu dilay deegaankaasi

Posted on 27 Jun 2009 by muridi
Mareeykanka oo qirtay in Hub uu geeyey Dalka Soomaaliya dhawaantan

Ka dib markii ay dowladda Soomaaliya codsatay in kaalmo militeri lala soo gaaro si ay ula dagaallanto dhaqdhaqaaqa Islaamiga

Posted on 26 Jun 2009 by muridi
Michael Jacson oo xalay saqdi dhexe ku geeriyooday

Michael Jacson
Marxuunkaan ayaa loogaga soo booday wadnaha isla markii uu tagayna Cisbitaalka naftii ka baxday
Posted on 25 Jun 2009 by muridi
4 wiilal oo dhalinyaro ah ayaa maanta xukun lagu qaaday

Dhalinyaradaas oo ahaa kuwa aad u yar yar oo aan qaan-gaar aheeeyn aya isdhaaf loga jaray lug iyo gacan

Posted on 25 Jun 2009 by muridi
Ciidamo ka tirsan xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saaka lawareegay deegaanka Ceel baraf oo ku yaala nawaaxiga degmada Mahadaay ee gobolka Sh/dhex
waxaana halkaas ka baxay saacado ka hor ciidamo ka tirsanaa midowga maxaakimta islaamka oo halkaasi ku sugnaa
Posted on 25 Jun 2009 by muridi
Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa waxaa uu sheegay in ay dagaal la galayaan Ciidan walba oo soo gala gudaha Dalka Soomaaliya
Sheekha ayaa waxaa uu digniin u diray Wadamada dariska la ah Soomaaliya iyo kuwa kale ee dowladda ay ciidamada ka dalbatay kuwaasi oo uu sheegay
Posted on 24 Jun 2009 by muridi
Amaanka madaxtooyada dowlada KMG ah ee Soomaliya Villa Somalia ayaa aad loo adkeeyay iyadoo halkaasi la geeyay ciidaamo tiro badan
Ayadoo ku soo aaday xili uu Ra'isulwasaare Sharmarki uu dib ugu soo laabtay wadanka, waxaana jooga halkaasi ciidamada yugandha
Posted on 23 Jun 2009 by muridi
Col. Axmed Xasan Farey oo loo magacaabay Abaanduule ciidanka Gobolka Gedo asagoo horay uga mid ahaa saraakiishii ciidamada la shaqeyn jirey Barre Hiiraale

Sida ay wararka sheegayana sarkaalkan la magacaabay ayaa ku sugan Deegaanka Doolow, halkaasoo ciidamo dowladda iyo maleeshiyaad la abaabulay ay ka wadaan dhaqaaqyo ciidan

Posted on 23 Jun 2009 by muridi
Masuuliyiin ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya oo gaareeyn Gobolka Hiiraan
Dhamaan waxaa albaabada loo laabay goobihii gancsiga iyo isku socodka dadka iyo gaadiidka ee magaalada Baladweyne iyadoo gudaha magaaladaasina haatan lagu arkayay ciidanaad u fara badan
Posted on 23 Jun 2009 by muridi
Ururka Midowga Afrika & ururka Midowga islaamka oo ka jawaabay codsigii Dowlada Soomaliya
Bayaan laga soo saaray magaalada Addis Ababa oo xarun u ah Midowga Afika ayaa lagu sheegayin ay Dowlada Soomaliya
Posted on 22 Jun 2009 by muridi
Madaafiic Xariir ah ayaa waxaa Galabta lagu garaacay degmooyinka Yaaqshiid iyo Shibis ee gobolka Banaadir
Madaafiicdaani oo si xariir ah u dhacaysay islamarkaana laga ridayay Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa
Posted on 21 Jun 2009 by muridi
Ciiidamad Alshabaab iyo xisbul islaam oo subaxaan dib u qabsadeeyn Isgooska Sanca
Ciidamaha Mujaahidiin Alshabaab ayaa subaxaa joogaan isgooska Sanca ayagoo ciidamada Dowlada isaga dhaqaaqeyn halkaasi
Posted on 21 Jun 2009 by muridi
Madaxweynaha dalka Yemen Cali Cabdala Saalax ayaa cadeeyay in dowladiisu ay u garab taagan tahay Dowladda KMG ah ee Soomaaliya
Madaxwaynaha Yaman waxa uu sheegay inuu kala shaqaynayo Dowladda Soomaaliya sidii amaanka wadanka gacanta loogu dhigi lahaa islamarkaana
Posted on 21 Jun 2009 by muridi
Madaxweyne Shariif iyo gudoomiyagha baarlamaanka oo ka codsadeeyn wadamada deriska in ay soo galaan wadanka
Shir deg deg ah wasiirada Xukuumadda dowladda KMG Soomaaliya ay ku yeesheen galabta magaalada Muqdisho  ayaa waxaa ay qaateen go’aano dhowr ah oo ay ka mid tahay
Posted on 20 Jun 2009 by muridi
Xisbul islaam iyo Alshabaab oo ku dhow in ay qabsadaan Guriga Madaxtooyada
Mucaaradka ayaa ku dhawaadeeyn Xarunta Madaxtooyada ayagoo qabsadeeyn meelo u dhow dhow
Posted on 20 Jun 2009 by muridi
Qaxii ugu badnaa oo laga dareemaayo Magaalada Muqdisho
Dadka qaxaya oo u badan caruur iyo haweeyn ayaa lagu arkayaa magaalada daafaheeyda, ayagoo aan garaneeyn meesha ay aadayaan
Posted on 19 Jun 2009 by muridi
INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN. Xildhibaan Injineer Maxamed Xuseen Cadoow oo galabta ku dhintay magaalada Muqdisho

Xildhibaan Injineer Cadow ayaa ku dhintay dagaaladii maanta ka dhacay Degmada Kaaraan,
Posted on 19 Jun 2009 by muridi
Duubka Xamar iyo Xamar-Daye Malaaq Cali Malaaq Showri Malaaq Colow ayaa sheegay
Duubka Xamar iyo Xamar-Daye Malaaq Cali Malaaq Showri Malaaq Colow ayaa sheegay in uu Guddoomiyaha Xisbul Islaam Shiikh Xasan Daahir Aweys uu ka aqbalay in uu qaato nabad.
Posted on 16 Jun 2009 by muridi

 

 

 

VOA: Xasan Daahir BBC: Madaxweynaha
calanka

Sulub Cali Nuur oo Xaqiiqda ka waramaya

.
ciyaal Chelsea have named Carlo Ancelotti as their new manager
 
 

 

 
 

 

 

Somali Government Online


Copyright ©2009 Manabolyo.com - All rights reserved contact: webmaster@manabolyo.com