Breaking News
Home » WARBIXINO (page 5)

WARBIXINO

Janaraal Gabre oo siyaasada Soomaaliya gacanta ku dhigey

Gebra-madaxweyne

Fadeexadaani ayaa ka dhacday magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti kadib markii Wasiirka arrimaha Dibadda Somalia C/salaan Hadliye laga hakiyay qeybo kamid ah Khudbadii uu ka jeedin lahaa shirka ka socda magaalada Jabuuti oo ay isku arkayeen Dowladaha Ciidamada ka jooga Somalia. Jeneraal Gabre oo ah shaqsiga Dowlada Somalia ay ka dhaqaaqi la’ dahay islamarkaana Dowlada Ethiopia u qaabilsan qaska ... Read More »

Wariyaashii Lagu Dilay Soomaaliya 1991 Ilaa 2012”

dilaaa-wariye

Wariyaashii Lagu Dilay Soomaaliya 1991 Ilaa 2012” Wariyaashii Lagu Dilay Soomaaliya 2012 Ilaa 2015”   00 Read More »

Qodobadii ka soo baxey shirkii Wadtashiga Soomaalida ee lagu qabtey Turkiga

turkigashir

1-Wakiillo ka kala socda 46 dal iyo 11 hay’adood oo caalami ah ayaa iskugu yimid magaalada Istanbul 23ki iyi 24ki Febraayo 2016 si ay uga qaybqaataan shirka sadexaad ee heer Wasiir ee Madasha Iskaashiga Heerka Sare (HLPF), oo uu marti-geliyay Mudane Recep Tayyip Erdo?an, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, ayna wada shir-guddoomiyeen Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Mudane ... Read More »

faarax Macalin oo ka sheekeeynaya qaabkii ay ku galeen Ciidamada Kenya Soomaaliya – Daawo -

faarax-macalin

faarax Macalin oo wareeysi muhiim ah lagala hadley sidii ay Ciidamada Kenya u galeeyn Soomaaliya isagoo ka soo horjeedey arintaasi Daawo halka hoose 00 Read More »

Xuseen ceydiid oo runta ka sheegey boobka lagu haayo dhulka dowlada

jubba

Magaaladda Muqdisho waxaa ku soo badanaya cabashooyinka ku aaddan in dhismooyinkii ay lahayd dowladdii dhexe iyo goobo loo isticmaali jiray danta guud haatan gacanta loo geliyey shakhsiyaad ama lagu wareejiyey shirkado gaar loo leeyahay. Idaacada BBC da ayaa warbixintaan ka diyaariyeen ka dhageeyso halka hoose – dhulka la qaatey magacyadooda   tarzan oo ka hadlayo awood u sheegashada shacabka Muqdisho ... Read More »

DHAGEYSO: Howlgal Qalad ah oo lagu burburinayo boorarka Afka Qalaad ku qoran M/Muqdisho kaliya

banabax1

Taliyaha qeybta waliyow cadde Maxamed Xasan Macow, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay iney sii wadi doonaan howlgalka lagula dagaalamayo boorarka ay ku qoran yihiin luqadaha aan afka Soomaaliga aheyn. Taliyaha wuxuu sheegay in howlgalkaasi uu yahay mid lagula dagaalamayo goobaha ganacsiga ee boorarka ku qorta luqada English-ka. Howlgalkaasi ayaa shalay ka bilowday magaalada Muqdisho gaar ahaan goobaha ganacsiga eek ... Read More »

Wasiirkii hore ee arimaha dibada ee DFS cabdiraxman ducale beyle oo wareeysi xiiso leh

beyle

Wasiirka ayaa ah nin aqoon leh oo PHD heeysto asagoo ka shaqeeya hada Bankiga horumarinta Africa. Beeyle waxa uu kasoo jeedaa Somaliland balse aamisan in Soomaaliya ay tahay mid kaliya aysan kala go,i karin 00 Read More »