Breaking News
Home » WARBIXINO (page 4)

WARBIXINO

Dowlada Talyaaniga oo qaabishey R/Wasaare Sharma’arke iyo wafdi uu hogaaminayo

rwasaareKKK

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta gaaray dalka Talyaaniga, waxaana markii ay halkaasi gaareen soo dhaweeyay mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalka Talyaaniga. Waxaana Ujeedka socdaalka Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid lagu sheegay sidii uu kulamo ula qaadan lahaa madaxda dalka Talyaaniga, kuwaasi oo uu kala hadli doono sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka ... Read More »

Shiikh Maxamed Siciid Atam oo magan gelyo ka helay Dowlada Qadar.

Atam

Qadar;Diplomaasiyiin iyo Mas’uuliyiin ayaa sheegay in hogaankii Xarakada Al-shabab ee Waqooyi Bari Soomaaliya Sheekh Maxamed Saciid Atam oo nafsad ahaantiisa isku soo dhiivay xukuumada Soomaaliya bartamihii sanadkii 2014-ka uu ka helay magangalyo siyaasadeed dowladda Qatar sida uu tabiyay Tv-ga Maxali ah ee afka Soomaaliga ku hadla ee Universal. Wasiirkii hore ee warfaafinta Mustaf Dhuxulow oo markii sarkaalkan uu soo goostay ... Read More »

Dhacdo xanuun badan : Ciidanka turkiga oo dharbaaxey laba wariye & G G banadir oo loo diidey Digfeer

madaale

Wafdi uu hogaaminayey Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa waxay maanta dib ugu soo laabteen dalka iyadoo si diiran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho Dhaawacyada dadkii kusoo waxyeeloobay qaraxyadii todobaadkaan ka dhacay Magaalada Baydhabo ayaa gudoomiye Madaale uu doonayey inuu booqdo waxaase gacan ka hadal iyo muran kadib uu kasoo laabtay Gudoomiyaha ... Read More »

WARBIXIN:- Aragtidii Mungaab Labo Sano ka dib miyay Dowladdu garowsatay

Muungaabairport

Waxa ugu wayn ee haatan dowladu isha ku haayo ayaa ah amaanka wadanka haba ugu badnaatee amaanka caasimada, waxaana dowladu ay dagaal caalami ah kula jirtaa Al-Shabaab oo xiriir la leh ururo badan oo ka dagaalama qaybo ka mid ah caalamka. Weerarada ugu badan ee AL-Shabaab ay sheegtaan ayaa ka dhaca magaalada Muqdisho oo fadhi u ah dowlada dhexe ee ... Read More »

C/laahi Goodax Barre : Labo Milyan Oo Dollar Ayey Dowladda Federaalki Kala Baxday Akoonka

Goodax

C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ahaa xildhibaanadii su’aalaha adag weydiiyay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in lacago badan xukuumadda Soomaaliya kala baxday qasnada maamulka Gobolka Banaadir, wuxuuna su’aal ka keenay sababta ay taasi ku dhacday iyo halka ay mareen lacagihii deeqda ahaa ee xukuumadda Soomaaliya ka heshay Sacuudiga. Xildhibaan Goodax ayaa dalbaday in Ra’iisal wasaaraha caddeyn ka bixiyo sababta ... Read More »

Muqdisho oo laga furtay Shirkado Been Abuur ah oo dadka Lacago ka qaadanaya iyo Dowlada oo ka hadashay

tahriibayaal-3

Magaalada Muqdisho waxaa kusoo badanaya shirkado been abuur ah dadka lacago badan uga qaadanaya in ay shaqo u geenayaan Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo Dowlada Soomaaliya kasoo dalbatay shaqaalo Soomaaliyeed. Shirkadahan dadka lacagaha uga qaadanaya in ay geenayaan Sacuudiga ayna shaqaaleesiinayaan ayaa laga furay magaalada Muqdisho, shirkadahan ayaana qofkii ka qaadaya lacag dhan 1,000-dollar ilaa 750-Dollar. Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Shaqada iyo ... Read More »

DHAGEYSO: Xildhibaano ka tirsan BF oo ku baaqeyn in degdeg M/weyne Cusub loo doorto..

Goodax

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, horena u soo noqday wasiirka arrimaha Gudaha ayaa ku dhawaaqay qorshe lagu soo dedejinayo doorashadii 2016, wuxuuna baaq ku soo jeediyay in degdeg doorashada loo qabto, lana doorto Madaxweyne cusub. Halkaan Riix oo dhageyso “Xaaladda meesha ay mareyso, ma sugi karto Ogost, waxaan codsanayaa inaan meel soke ku laab-laaban, waa ... Read More »