Breaking News
Home » WARBIXINO (page 3)

WARBIXINO

MESSAGE TO THE PRESIDENT OF SOMALIA AND THE INTER COMUMUNIRY BLACK ORGAN BUSINESS

xasanqoslaaye

MESSAGE TO THE PRESIDENT OF SOMALIA AND THE INTER COMUMUNIRY BLACK ORGAN BUSINESS you must watch this video 00 Read More »

Shirweynaha Islaamka oo lagu soohadal qaadey awooda qaramda Midoobey

islam

Shirweynahan maanta ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa ugu yeeray wadamada Ururka Islaamka xubnaha ka ah inay u howlgalaan sidii ay safaarado uga furan lahaayen Soomaaliya. Shirweynaha wadamada Islaamka ee Istanbuul oo ah kii 13-aad ayna ka qeyb galayaan in ka badan 30 Madaxweyne iyo Ra’iisul wasaarayaal sidoo kale gudoomiyeyaal baarlamaan ayaa rajeynaya in furitaanka safaaradahaas dowladaha Islaamka ... Read More »

Beelaha gaaljecel iyo jajeele oo dib uga soo laabteeyn Magaalada Jowhar kuna biireyn Shirka Baladweyne

bladweyne-shir

Daawo Muuqaalka Beesha gaaljecel oo Ku biirtay Shirka beelaha Hiiraan waxaa maanta ku biiray oo kale Beesha jajeele 00 Read More »

Odayaasha dhaqanka Hawiye : “Xamar dadkii difaacey ayaa leh dadkii ka cararey wax kuma laha”

Xaad

Odayaasha Dhaqanka beelaha Hawiye ayaa sheegay in gobolka banadir uu ka mid yahay Gobolada Dalka soomaliya uuna Xaq u leeyahay in uu helo Xuquuqda uu leeyahay sida ayba u helaan gobolada kale ee dalka soomaaliya. Afhayeenka Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye Nabad doon Axmad Diirye Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Magalada Muqdisho iyo Gobolka banadir la duudsiiyay Xaqa ... Read More »

Qaraxii ay Fashiliyeen Ciidanka NISA (VIDEO)

qarax11

Ciidamada Nabad Sugida iyo kuwa booliiska ayaa ku guuleestay in ay kala fur furaan qaraxa gaariga lagu so xiray, waxaana warar kale oon helnay ay sheegayaan in gaariga ay saarnaayeen hub, lamana oga halka la doonayay in gaarigaasi lagu weeraro. 00 Read More »

SIR LA HELAY: Hoggaanka Villa Somalia waraaqo uu u saxiixay Midowga Yurub oo takri fal sameeyay

ceeb

Midowga Yurub oo ka mid ah ururrada taageera Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la ogaaday inuu dalka ka wado cunsuriyad cusub oo uu kula kacayo muwaadinka Soomaaliyeed, kaddib markii uu xafiisyadiisa ka mamnuucay dadka u dhashay dalka. Warbaahinta Dalsoor ayaa soo bandhigtay waraaqo sir ah oo xafiiska Midowga Yurub ee xerada Xalane ku yaala uu muujinayo inaysan ka howlgeli karin xafiisyadooda ... Read More »

Everything Must Go: Somalia Sells Its Dignity

xaj-xasan

The dramatic fall in the price of oil has had some unusual effects on the petro-economies of the Persian Gulf. Countries like Saudi Arabia have grown dependent on importing cheap foreign workers to do the jobs its citizens won’t. Now, traditional sources of domestic labor like South Asia have become uneconomical in straightened times. Saudis have had to look for ... Read More »