Breaking News
Home » WARBIXINO (page 2)

WARBIXINO

Niman aan Waligood Salaad Tukan iyo Alshabaab Maxaa Kala Qabsaday

alshabaab

Niman aan Waligood Salaad Tukan iyo Alshabaab Maxaa Kala Qabsaday 00 Read More »

New Warning On Cash Machine Distraction Scam Sweeping Britain

NINTCHDBPICT000253826376

Bank customers are being warned to be on their guard as a new wave of distraction thefts are being staged at cash machines up and down the country. The scam is over in a blink of an eye, leaving customers unaware they have had their bank card swapped for a fake one and their account at the mercy of the ... Read More »

Dowlada Britain oo ka baxdey Midowga Europe kadib markii loo codeeyey

brexit

Ra’iisul Wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa shaaciyay inuu is casilayo bisha Oktoobar kadib markii dadweynaha UK ay u codeeyeen inay isaga baxayaan Midowga Yurub. Mr Cameron ayaa go’aanka is casilaaddiisa waxa uu ka jeediyay aqalkiisa Downing Street hortiisa kadib markii lagu dhawaaqay natiijada aftidii shalay ka dhacday waddanka. Wuxuu sheegay in uu isku dayi doono in markabku aanu liicin – ... Read More »

Cudurka AIDS oo kusoo badanaayo Dalka Soomaaliya

aids

Gabadhan oo lagu magacaabo Nuura ayaa sheegtay in markii uu saygeeda geeriyooday laga soo kaxeeyay tuuladii ay daganaayeen si looga baaro bal waxa uu yahay cudurka haya.   00 Read More »

SU’AALO KA TIMID GEERIDII MARXUUN AXMED XASAN CAKE ILA DAAWADAA

cawke

Axmed xasan Cawkw ayaa ahaa wariye caan ka ah dhulka soomlida degto oo dhan Qaasatan Magaalada Muqdisho uu ku qaatey waqtigiisa inta badan. Hadaba Su’aasha la isweydiiyey ayaa ka mid ah Maxaa loogu duugi waayey Wadanka Soomaaliya ama Soomaliland oo dhalasho ahaan kasoo jeedey maadaama uu ahaa Wariyihii ugu qaalisanaa Soomaaliya ama Cawke waxa uu ahaa Halgamaa lagu xasuuso Dagaalkii ... Read More »

Shacabkii Hargeisa oo markii ugu horeeysay u banaanbaxey Midnimada Dadka Soomaaliyeed

somaliland-and-somalia

Daawo Shacab ku nool magaalada Hargeysa oo sheegay in aan la kala qeeybin karin Dadka Soomaaliyeed +10 Read More »

Buundadii Afgooye oo dib loogu dhisey si aad u qurxoon – Daawo -

buundo-afgooye

Waxaa la qabtay munaasabad kooban oo lagu furayey Buundadan oo dhismaheedu aad usoo dhaweeyeen shacabka degmada Afgooye. Furitaanka Buundada yar ee Dulmarta Wabiga Shabeelle oo Mudo Go’neyd waxaa kasoo qeyb galay maamulka degmada, Culuma’udiin, Aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan ee bulshada degmada Afgooye, waxana Xafladaasi lagu soo bandhigay dhibaatooyinkii ka dhashay buundadaasi Mudadii ay jabneyd iyo waxa hadda iska badalay. ... Read More »