Breaking News
Home » WARBIXINO (page 12)

WARBIXINO

Warsaxaafadeed: Murashax Dr. C/raxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyoow

BAADIYOW7

 maanta kasoo baxay xafiiska ololaha doorashooyinka Murashax Dr. C/raxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyoow ayaa lagu taageeray hadalkii Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ee xayiraadda lagu saaray dhoofka dhuxusha Soomaaliya looguna digay madaxda dowladda Soomaaliya. Haddaba warsaxaafadeedka ayaa wuxuu u qornaa sidan: 1. Xaruntu waxay soo dhawaynaysaa cunna-qabataynta uu Madaxweyne Barack Hussein Obama saaray in laga ganacsado dhuxusha Soomaaliya loona iib geeyo wadanka ... Read More »

Fanaanada Saado Cal Warsame oo markii ugu horeeysey ka hadashey Shilkii ay gashey

saado

Fanaanada Somaaliyeed ee caanka ah Saado Cali Warsame oo shalay ku dhaawacantay shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Garowe ayaa maanta ka baxday Isbitaalka magaaladaas ka dib dib markii xaaladeeda caafimaad ay soo hagaagtay. Fanaanada oo magaalada Garowe kula hadashay qaar ka mid ah warbaainta ka howlgasha Puntland ayaa sheegtay in xaaladeeda caafimaad ay soo hagaageyso, isla markaana ay ... Read More »

Odayaasha Dhaqanka oo diiday inay soo xulaan Ergada Ansixinta Dastuurka iyo Shirka oo dib u dhac ku yimid

odayaasha

Kulamadii ay maalmahaan Madaxda Dowlada KMG iyo UNPOS ay la lahaayeen Odayaasha Dhaqanka isla markaasna culeyso iyo cabsi gelin isugu jira loo jeedinaayay ayaa fashil ku dhamaaday, waxaana Madaxda dowladda iyo UNPOS u istaageen sidii ay xoog uga ansixin lahaayeen qabyo qoraalka dastuurka cusub Odayaasha Dhaqanka. Warar kala gadisan oo ka soo baxaya Xaalada Qabyo Qoraalka iyo Odayaasha Dhaqanka ayaa ... Read More »

Madaxweyne Shariif oo tagey Degmada Balcad

shariiftuute

Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho ku jooga degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe, halkaasoo toddobaadkii hore ay ciidamada DKMG ah iyo kuwa AMISOM kala wareegeen Al-shabaab. Booqashadan oo noqonaysa tii ugu horreysay oo madaxweynaha iyo wafdigiisa oo ay ku jiraan wasiirro iyo xidlhibaanno ayaa waxay ugu kuurgalayaan xaaladda ka jirta degmadaas oo ay ... Read More »

Shacabka ku nool Balcad oo ka cabanaya nolol xumo

Balcad

Shacabka ku nool degmada Balcad ayaa waxa ay ka cabanayaan xaalado nolol xumo xilli halkaasi Al Shabaab ay ka mamnuuceen Hay’adaha samafalka. Xilli shalay Ciidamada DKMG ah iyo kuwa AMISOM ay si buuxda gacanta ugu dhigeen degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe islamarkaana uu booqasho ku tagay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG ah C/wali Max’ed Cali Gaas ayaa qaar ka mid ah ... Read More »