Breaking News
Home » WARBIXINO (page 10)

WARBIXINO

Warbixin: Maxay Ardayda Soomaaliyeed Kala Kulmeen Dalka china?

chinestudent

Haddaba waxaan doonayaa inaan isdul taago, waxyaabo badan oo aan wax kaga iftiiminayo dhibaatooyinka iyo Faa’iidooyinka ay Ardayda soomaaliyeed ka dhaxleen, Imaatinkoodii Dalka china . Waxaan Rabaa inaan meelo badan isha la raaco; Hab Nololeedka Ardayda, Caqabaddaha soo wajaha ardayda, La noollaanshaha Bulsho Dhaqan-ahaan aan Aad u kala fognahay,Talo aan siinayo ardada iskoolada kabaxday iyo Gunaanad Nolosha Ardayda : Dalka ... Read More »

Ximin iyo Xeeb oo balaarineyso Caafimaadka

ximin

Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa maanta sheegay inuu tayaynayo xarumaha caafimaad ee ku yaala deegaannada uu ka taliyo. Madaxweynaha maamulka Ximin iyo Xeeb Cabdullaahi Cali Maxamed oo maanta kormeeray qaar ka tirsan xarumaha caafimaad ee ku yaalla deegaanada uu ka taliyo ayaa sheegay inay jirto baahi ku aadan in layska kaashado tayaynta goobaha caafimaadka. Cali Maxamed ayaa tilmaamay inuu soo ... Read More »

General Cade Muuse: Faroole shacbiga gargaarkii loo sidey ayuu dib u celiyey

Jen_Cadde_Muuse

Waxaa soo baxayay warar sheegaayay in dhawaan maamulka Puntland ee ka arimiya goboladda waqooyi bari ay dib uceliyeen markab sida Shixnad raashin gar-gara ahaa oo ay Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga u raran,lagana celiyay xeebta Magaalada Boosaaso ayaa waxaa soo baxaya masuuliyiinta ka hadlaya arintaasi. General Cade Muuse oo ah Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland oo ku sugan magaalada Qardho ... Read More »

Many Somali female refugees in Yemen end up as sex slaves- (Graphic photos)

Somali prostitutes gather in slum house in al-Basateen neighbourhood of the southern Yemeni port city of Aden

Some Somali refugees end up working as prostitutes after escaping the chaos, clan warfare and famine in Somalia only to face another struggle for survival in impoverished Yemen, Reuters reports . These photos were taken in a neighbourhood in Aden , Yemen where many of the Somali female migrants who come to Yemen seeking work end up. Most of these photos show Somali prostitutes gathering ... Read More »

War-bixin Telefiishanka Al-jaziira Ka Diyaariyey Gabadh Muqdisho Lagu Kufsaday

SOMALIA-articleLarge

Golaha Wasiirrada Somaliya oo maanta yeeshay Fadhi, ayaa guddi xaqiiqo raadin ah u saaray dad rayid ah oo ciidamada AMISOM ee nabad ilaalinta Somaliya u joogaa ku laayeen deegaanka Leego ee gobolka Shabeelaha hoose. Sidoo kale, waxay shirkooda ku soo qaadeen Warka gabadh la sheegay in askari boolis ahi kufsaday oo laga siidaayay Telefiishanka caalamiga ah ee AL-jasiira, kaasi oo ... Read More »

Mayor Makes Inflammatory Remarks About The Somali Population

lewiston

LEWISTON, Maine – (AP) — Ten years after a Lewiston mayor set off a firestorm by saying the city’s Somali population was growing too fast, a new mayor’s remarks about the immigrant community is sparking another wave of anger and calls for his resignation. Somali immigrants and their supporters in this former mill city in central Maine say Mayor Robert Macdonald should ... Read More »

Gen. Saney: “Ma jirto cid naga hortaagan inaan la wareegno Degmada Mahadaay

saney

Maxamed Maxamuud Sanye oo ah janaraalka hogaaminaya ciidamada dowlaad federaalka Soomaaliya ee howlgalka ka wada gobolka shabelada dhexe ayaa sheegay in  maalamaha soo socda ay gobolka oo dhan ka saari doonaan kooxda Al-shabaab. Janaraalka ayaa sheegay inaysan jirin waqtigaan cid ka hortaagan inay Shabaab kala wareegaan degmada Mahadaay, hase yeeshee waxaa uu ku nuuxnuuxsaday inay wadaa qorshayaal ku aadan sidii ... Read More »