Breaking News
Home » WARBIXINO

WARBIXINO

Liisa Xildhibaanada Hirshabelle

No Magaca Xildhibaanka Qabiilka 1 C/laahi Maxamed Sanbaloolshe Xawadle/Cali Madaxweyne 2 Maxamed Xasan Ibrahin (Qoone) Xawaadle/Cabdala Samatalis 3 C/risaaq Cumar Maxamed Xawadle/Ibrahin Cise 4 Cumar Cisman Wasuge Xawadle(Yabar Madaxweyne) 5 Samiiro Xasan Cabdulle Xawadle(Yabar Dige) 6 C/risaaq Axmed Maxamed Xawadle(Cabdi Yusuf) 7 C/laahi Goodax Barre Xawadle(Agoon) 8 Farxiyo Muumin Cali Xawadle/Reer Ugaas 9 Khadiijo Maxamed Diiriye Yaxar 10 Faarax Cabduqaadir ... Read More »

Somalia nightmare – Shocked UN chief urges help for hunger crisis

An elderly malnourished woman at the IDP camp in Baidoa, Somalia, yesterday, where the drought is severe. (Photos: AP)

BAIDOA, Somalia (AP) — Visibly shocked by the suffering of malnourished Somalis and cholera victims during an emergency visit, UN Secretary-General Antonio Guterres yesterday urged international support to alleviate Somalia’s worsening hunger crisis. “Every single person we have seen is a personal story of tremendous suffering. There is no way to describe it,” Guterres said after seeing skeletal men, women ... Read More »

Magaalada Muqdisho oo qaadi la’ Qaxootiga dib wadanka loogu soo celinaayo

tarxiil

Waxaa maanta garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad siday qaxooti Soomaaliyeed oo mudo sanado ah kunoolaa dalka Jabuuti, kuwaa oo hada dalkooda dib loogu soo celiyay. Qaxootigan Soomaaliyeed ee maanta soo gaaray Muqdidsho ayaa ka koobnaa 28-qoys, waxa ayna dadkan si iskood ah u go’aansadeen in ay dib ugu soo laabtaan dalkooda ay mudo sanado ah ... Read More »

Somalia: Jangali to Transfer Airspace Control to Foreign Countries

jangeli

The outgoing aviation minister Ali Ahmed Jangali accompanied by Mohamed Khalif, a top official at the ministry jetted off to Canada, to attend a summit on the country’s airspace. Reliable sources at the aviation ministry have revealed to Radio Shabelle that Mr Jangali has a hidden plan to transfer the air control to Kenya, Ethiopia, Djibouti, Mauritius and India. “The ... Read More »

OG :- Xildhbaan Goodax Bare : Sirta ka Dambeysa Dib u Dhaca Doorashada Soomaaliya oo Xasan Sheikh ku dhaqmayo

Cabdullaahi-Goodax-Barre

Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ,oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay dib u dhaca mar kale ku yimid Dooarshada Soomaaliya, waxa uuuna cadeeyay in dib u dhaca mar kasta ku imaanya doorashada ay tahay mid Siyaasad ka dambeyso. Waxa uu sheegay Xildhibaan Goodax in Dib u dhaca doorashada laga leeyahay ujeedooyin iyo siyaasad gaar ah uu sheegay in ... Read More »

Warbixin yusuf Garaad kusoo koobay jawaabtii Somalia bixisay dacwadii Badda:

baddadacwad

Afar qareen oo caalami ah ayaa maanta bixiyay Jawaabta Soomaaliye ee ku wajahan diidmada Kenya ay dooneyso in ay isku hortaagto in Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladdu ay gasho kiiska muranka soohdinta badeed ee Soomaaliya iyo Kenya. Waxaa xusuus mudan in ay dacwadda badda ay marka hore Makxmadda u gudbisay Soomaaliya oo dalbtay in ay calaamadeyso soohdinta badda ee labada ... Read More »

Xildhibaan C/qaadir Cosoble : Shacabka Banaadir xaqooda lama dafiri karo waa shacab hubeeysan

cosoble

Xildhibaan C/qaadir Cosoble oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka ee dhawaan tagay magaalada Jowhar ayaa sheegay in xubnaha aqalka sare ee baarlamaanka aan loo qeybin si cadaalad ah, wuxuuna dalbaday in dib loogu laabtaa arintaasi. Xildhibaanka wuxuu sheegay in xubnaha aqalka sare loogu roonaaday dadka qaar, halka dadka qaar lagu duudsiiyay xaqii ay lahaayeen, sida uu hadalka u dhigay. “Waxaan leeyahay ... Read More »