Breaking News
Home » SPORT (page 5)

SPORT

United oo dooneyso Axmed Muusa

Ahmed-Musa-CSKA-Moscow-525130

Naadiga Manchester United, ayaa lasoo sheegayaa inay dooneyso xiddiga CSKA Moscow ee lagu magacaabo Axmed Muusa. Leicester City, ayaa dhawaanahaan lala xiriirinayay laacibka heerka caalami ee reer Nigeria, waxaa uu dhaliyay 10 gool, kaddib 29 ciyaar uu kasoo muuqday kooxda Ruush-ka xilli ciyaareedkan. Waxaa la rumeysan yahay naadiga Leicester inay ku dooneyso adduun dhan 15 milyan oo ginni. Sida uu ... Read More »

Arsenal ayaa guuldaro xanuun badan gurigeeda kala kulantey jkooxda chelsea

chelsea

Kooxda Arsenal oo safka hore kaga jirtay Hogaaminta Horyaalka Ingiriiska 2015-2016 ayaa dhaafi weysay Kooxda ay Xifaaltamaan ee Chelsea kana dhisan Caasimada Ingiriiska ee london.waxaana Arsenal oo marti loo ahaa Looga Badiyay 0-1,guuldaradaasi oo ka curyaamisay inay Hogaanka ku sii dhaganaato Kulanka loogu magacdar Derby London oo ay labadaan Naadi Fooda iskud araan 2 Meerto ee Horyaalka Ingiriiska ayaa xili ... Read More »

Usain Bolt will ‘pause’ Manchester United fandom until Louis van Gaal leaves

bolt

If there are two things we all know about Usain Bolt it is that he can run pretty quickly and he supports Manchester United. But, at least for now, one of those is no longer true That is according to the man himself. He admitted that he has decided to “pause” his affection towards Manchester United until Louis van Gaal ... Read More »

Kooxda Liverpool Oo si Dirqi-Kaga-Badisey-Naadiga-Norwich-City-

liverpool

Ciyaar xiiso badneyd oo dhexmartay naadiyada Liverpool Iyo Norwich City ayaa immika soo af-meerantay,ciyaartan oo ahayd mid aad xiiso badney ayaa ku soo idlaatay 4-5 oo ay guushu raacday kooxda Liverpool. Taageerayaasha iyo ciyaartooyada Liverpool ayaa garoonka kala baxay farxad iyo damaashaad. Kooxda Liverpool ayaa waxaa goolka koowaad daaha uga qaaday  Roberto Firmino, waxaana goolka labaad u saxiixay kooxda Liverpool Jordan ... Read More »

No Ozil, no problem! Wenger finally wins the rotation game

arsenal

The FA Cup holder started its defense with a 3-1 home win against Sunderland on Saturday after Wenger rested several players, says Greg Stobart. LONDON – The chant of “we are top of the league” in the closing minutes spoke volumes for Arsenal‘s priorities this season. So did Arsene Wenger’s team selection as he gave a much-deserved and well-needed rest ... Read More »

Guddoomiyaha GOS oo hambalyo u diray Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee K/Cagta

Tarabi

Guddoomiye Cabdulaahi Axmed Tarabi oo dhambaal hambalyo ah soo gaarsiiyay Guddomiye Cabdiqani maanta ayaa sheegay in caleema saarkii Cabdiqani loo caleema saaray guddoomiyaha ugu fiican qaarada Afrika ay ka dhigan tahay guul farxadeed oo uosoo hoyatay Guddiga Olimbikada, xiriiradiiisa iyo umada Soomaaliyeed oo dhan. Guddoomiye Cabdiqani Saciid Carb oo xiriirka uu madaxda ka yahay ee kubada cagtu uu ka mid ... Read More »

Taariikh nololeedka Bile Cali’ Weeraryahankii ugu Caansanaa 80-meeyadii G.Banaadir ( Q.1aad )

bile

Magaciisa oo Sadexan laacibkaan Waa Maxamuud Cali Cumar waxaana lagu neynaasaa Bile Cali,Waa mid ka mida Weeraryahanadii ugu Farsamada wanaagsanaa  Xaga Weerarka Soomaaliya Barisamaadkii gaar ahaan Sanadihii 80meeaydii,Waxaana  Maanta aan idin soo gudbineynaa Hadii Alle idmo Qeybta 1 ee Taariikhda isboorti ee Ciyaaryahan Bile Cali oo soo maray Gobolka Banaadir iyo Naadiga Heerka 1 ee Madbacada.waxaana   Bile uu qaadan jiray ... Read More »