Breaking News
Home » SPORT (page 4)

SPORT

Gianni Infantino oo loo doortay Madaxeynaha cusub ee Xiriirka K/cagta Adduunka ee FIFA

fifa

Doorashada madaxweynaha xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA ayaa lugu soo gaba-gabeeyay magaalada Zurich,kaddib markii la ganaaxay madaxweynihii hore ee xiriirka,Sepp Blatter. Gianni Infantino oo u dhashay dalka Switzerland ayaa loo doortay inuu noqdo madaxweynaha cusub ee xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA,waxuuna helay codokii ugu badna ee la dhibtay inta doorashadu socotay. Ninkan hoggaamin doona xiriirka ciyaaraha cagta,waxuu asal ... Read More »

Warbixin : Hordhaca Kulanka 16-ka Champions League Ee PSG Vs Chelsea

chelsea

Hordhaca Kulanka 16-ka Champions League Ee PSG Vs Chelsea, Caasumada France Oo Caawa Lugu Dagaalamayo, Iyo Blues Oo 12 Sano Ka Dib Doonaysa Inay Ku Badiso Halkaas. Caawa indhaha caalamka oo dhan waxaa lugu hayn doonaa kulanka la wada sugayo ee PSG iyo Chelsea, iyadoo uu ka mid yahay kulamada ugu xiisaha badan wareegaan. PSG ayaa caasumada France kusoo dhowayn ... Read More »

Daafaca Kooxda PSG Serge Aurier oo aan ciyaari doonin lugta hore ee Champions League

serge_aurier

Serge Aurier ayaa laga ganaaxay Paris Saint-Germain ka dib markii hadalo qaldan oo video ah uu warbaahinta bulshada soo dhigay ,waxaana uu seegi doona kulanka Champions League ee ay la ciyaareyso kooxdiisa Chelsea Arbacada. Xiddiga heerka caalami ee Ivory Coast ayaa soo posted-gareeyay video ka jawaabaya su’aalaha taageerayaasha taasoo u muuqtay in la sameeyo comments muranka dhaliya waxaana kujiray tababare ... Read More »

Jose Mourinho has told close friends that his summer move to Manchester United is a “done deal”, according to the ?Mail.

Chelsea

Mourinho was sacked by Chelsea in December, but soon after was linked with a move to Old Trafford, as current boss Louis van Gaal struggled to ensure his side hit form. Performances and results have improved under the Dutchman in recent weeks, but it’s now expected in most quarters that Van Gaal will leave the club at the end of the campaign. He had ... Read More »

Premier League: Ta-Ta Yaya? Toure’s agent hints at summer exit

yya-t

The impending arrival of Pep Guardiola could mean Manchester City star Yaya Toure departs the club, according to the player’s agent.Yaya Toure is likely to leave Manchester City at the end of the season due to Pep Guardiola’s impending appointment, the Ivorian’s agent Dimitry Seluk has claimed. Toure and Guardiola worked together at Barcelona between 2008 and 2010 before the ... Read More »

Pep Guardiola oo noqon doona madaxa Manchester City

Manchester-City

Pep Guardiola oo 45 jir ah ayaa hadda xukuma Bayern Munich, wuxuuna badali doonaa Manuel Pellegrini , oo tagi doona dhamaadka 30 June. Hadal ay soo saartay Manchester City ayay ku sheegtay in MR Pallegrini uu taageeray go’aanka. Manual Pallegrini, oo 62 jir ah ayaa la magacaabay 2013, wuxuu kooxda u suurto galiyay inay qaado koobka Premier League iyo League ... Read More »

chelsea oo Loic Remy ka aqbashay inuu ku biiro hogaamiyaasha horyaalka

Loic-Remy

Chelsea ayaa la sheegay iney aqbashay dalab £11.5milyan oo ay kaga iibinayaan gool dhaliyahooda Loic Remy kooxda horyaalka hogaamineysa ee Leicester City. 29 jirkan ayaa  Chelsea uga soo biiray kooxda Queens Park sanadkii 2014 isagoo oo lagu haayey benjiga jaaniskiisana uu aad u yaraa. TalkSPORT  ayaa sheegeysa Chelsea iney ka aqbashay dabacada codsi amaah ah oo inta ka dhiman xagaagan kadibna ... Read More »