Breaking News
Home » SPORT (page 3)

SPORT

Kooxda Leicester oo xaqiiqsatey iney ciyaari doona Chanpion Leage

leicester

Leicester City ayaa kusii dhawaatay inay ku guuleysato horyaalka Ingiriiska ee sanadkan, ka dib markii ay 2-0 shalay kaga adkaatay kooxda Sunderland. Labada goolba waxaa u dhaliyay weeraryahanka kooxdaasi, Jamie Vardy. Tababaraha Leicester, Claudio Ranieri, ayaa sheegay in taageerayaasha kooxda ay riyo wanaagsan ku jiraan, balse ciyaartooyda looga baahan yahay in ay dadaalka sii wadaan. Leicester ayaa hadda u baahan ... Read More »

Cristiano Ronaldo Xagaaga Ka Tagi Doonaa Kooxdiisa Real Madrid

ronaldo

Suurtogalnimada in Cristaino Ronaldo uu xagaaga ka tagi doono kooxdiisa Real Madrid ayaa markii hore ahayd xanta suuqa iyo warar ay inta badan saxaafadu qoraysay laakiin hadda waxay u muuqataa mid si dhab ah loo rumaysan karo. Xidiga saddexda jeer ku guulaystan abaal marinta xidiga aduunka ugu fiican ee Ballon d’Or-ka ayaa suuqa soo dhigay guriga raaxada ah ee uu ... Read More »

Premier League: Jose Mourinho ‘signs £15m pre-contract deal at Manchester United

FC Internazionale Milano v UC Sampdoria - Serie A

Premier League: Jose Mourinho ‘signs £15m pre-contract deal at Manchester United ?Reports from Spain claim that Jose Mourinho has signed a pre-contract agreement at Manchester United ahead of a summer move to replace Louis van Gaal as the club’s manager. ?Reports from Spain claim that Jose Mourinho has signed a pre-contract agreement at Manchester United ahead of a summer move ... Read More »

Champions League : Kooxaha Barcelona oo 5-1 ugu itaal sheegatey Kooxda Arsenal una gudubtey wareega 8-daadee

suarez-goal

  Barcelona oo lugtii hore Arsenal kaga soo adkaatay gurigeeda ayaa xalay ku soo dhoweysay garoonkeeda Camp Nou, waxaana ay maanka ku heysay in aanay si sahal ah Arsenal guul ugala hoyan karin garoonkeeda. Daqiiqadoo 18aad ee ciyaarta ayaa Barcelona waxaa hogaanka u dhiigay ciyaaryahan Neymar, waxaana markaas wixii ka dambeeyay Arsenal ku sii xumaaday xaalka. Hase ahaatee qeybtii labaad ... Read More »

Garoonka Koonis Stadium oo Xalay lagu qabtay Cayaar K/Cagta ah 25 sano ka dib

football

Garoonka kubadda Cagta Stadium Koonis Ama Banaadir Stadium ayaa Xalay Xili Habeyn ah waxaa lagu qabtay Cayaar dhexmartay Degmooyinka Kaaraan iyo Cabdi Casiis oo ka wada tirsan Gobolka Banaadir. Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in Cayaar ka dhacday Goornka Koonis 25-sano ka dib Xilli Habeyn ah ay tahay Farxad islamarkaana ay muujineyso ... Read More »

Chelsea Boss : Final whistle verdict: Aiming higher

chelsea

Guus Hiddink felt we could have made life easier for ourselves at Norwich but he still left Carrow Road a pleased man after we secured another three points. Though the scoreline was the same as Saturday’s success at Southampton, the route to reach it was very different, with the Blues 2-0 up and in control at the break. Norwich fought ... Read More »

Sport : Manchester City ayaa ku guulaysatay koobka Capital One Cupka

man city

Manchester City ayaa ku guulaysatay koobka Capital One Cupka kadib markii ay rekoodhayaal 3:1 ay ku garaacday kooxda Liverpool. Labada kooxood ayaa waqtiga dheeriga ah isla tagay kadib markii waqtiga rasmiga ah ciyaartu ku dhamaaday barbaro 1:1 ahaa laakiin ugu danbayn City ayaa Reds ku garaacday rekoodhayaal iyada oo goolhaye Caballero uu gool ku laadyo ka badbaadiyay Lucas Lieva, Adam ... Read More »