Breaking News
Home » SPORT (page 24)

SPORT

Mario Botlatelli oo horseed ka noqdey Guusha Itaaliya ee caawa

mario

Ciyaartii aadka loo wada sugayay ee dhex mareeysay Xulalka Italy Vs Germany ayaa caawa waxeeey aheyd ciyaar aad loo sugaya Natiijadeeda ayaa ku soo dhamaatay Italy 2-1 Germany. Ciyaariyahanka Mario Bolatelli ayaa ahaa Halyeeygii Ciyaarta waxuuna Xulkiisa Italay ku hogaamiyay Finalka Euro 2012. Super Mario ayaa Goolashiisa waxuu dhaliyay Qeybtii hore ee Ciyaarta Daqiiqadihii 20 iyo 36 ayuu laba gool ... Read More »

Kooxda Spain oo u soo baxdey Finalka ka dib markii ay ka badiyeeyn Portaqiiska

SpainF

Xulka Spian ayaa soo gaaray ciyaarta kama dambeeska koobka Qaramada Yurub ee ka socda dalalka Poland iyo Ukarin, kaddib markii xaley ka badiyeen kooxda Portugal. Ciyaarta oo ka dhacday garoonka Donbass Arena ee dalka Ukain ayaa waxa ku dhamaatay waqtigii loogu talagalay 0 iyo 0. Ciyaartii xaley ee Portugal iyo Spain  waxa ka qeybgalay oo garoonka ku sugnaa 48,000 oo ... Read More »