Breaking News
Home » SPORT (page 20)

SPORT

Ciyaaraha koobka Qaramada Afrika 2013 oo maanta ka furmaya S/Africa

africa

Koonfur Africa waxaa maanta ka furmaya ciyaaraha koobka Qaramada Afrika 2013 waxaana inta aysan bilaaban ciyaarta ugu soo horeysa ee dalka Marti gelinaya lagu furayo dhici doona fantasiyo ay sameynayaan dadka fanaaninta reer Koonfur Africa iyagoo soo bandhigi doona dalkaas dhaqanada uu caanka ku yahay. 10 xul ee sanadkan ka qeybgalaya koobka Africa oo 16 dal ay isugu tagayaan ayaa ... Read More »

Pep Guardiola oo loo magacaabey Tababaraha Naadiga Bayer Munich

pep-guardiola

Tababarihii hore ee kooxda Barcelona Pep Guardiola ayaa loo magacaabay inuu qabto shaqada tababarenimo ee kooxda Bayern Munich, taasoo soo afjareysa wararkii la isla dhex maraayey ee mustaqbaalkiisa ku saabsanaa. Pep Guardiola ayaa shaqada Allianz Arena ka bedeli doona Jupp Heynckes oo haatan kooxda Budesliga hugaamiya. 41-jirkaan ayaa ka tegay Barcelona ka dib markii uu 14 koob usoo xareeyey kooxda ... Read More »

Laacibka reer Arjantiin Mesiayaa markiisii Afaraad oo isku xigta ku guuleystay Abaal marinta laacibka Aduunka ugu fiican ee FIFA Ballon D’or 2012.

mesi

Xidigaan ayaa abaal marinta ka qaaday saaxiibkiisa ay isku kooxda yihiin Iniesta iyo ninka ay sida aadka ah u xafiiltamaan ee Ronaldo, wuxuuna dhaafay Rikoorkii sedaxda mar ee isku xigta ee in abaal marinta lagu guuleysto oo ay horay u dhigeen Michael Platini, Johan Cruyff iyo Marco van Basten. Messi ayaa xilli ciyaareed wanaagsan kula riyaqaay Barcelona wuxuuna jebiyey Rikoorkii ... Read More »

Isreer reebka qaramada Afrika oo lasoo gaba gabeeyey

caf2

Waxaa xalay lasoo gaba gabeeyey ciyaaraha loogu soo baxayey koobka Qaramada Africa ee sanadka danbe lagu qaban doono dalka South Africa. Cameroon ayaa u baahneyd in ay ku badiso 2-0 si ay usoo gudubto laakin taasi maysan dhicin, oo waxaa booskeeda soo baxday dalka aadka u yar ee Jasiirada Cape Verde. Inkasta uu Samuel Eto’o’s xulka kusoo laabtay hadana waxa ... Read More »

Macalinka Xulka Qaranka Kubada Koleyga dalka Soomaaliya oo si weyn loogu soo dhaweeyay Wadanka Nederlands [Sawirro].

barajab

Madaxii Wafdiga dalka Soomaaliya ugu qeyb galaayay Ciyaarihii Olompikada ee London 2012, ahna Macalinka Xulka Qaranka Kubada Koleyga dalka Soomaaliya Cumar C/qaadir Baarajab oo safar shaqo ku yimid Wadanka Nederland ayaa casho sharaf soo dhweyn, isla markaana lagu sii sagootinayay loogu sameeyay Magaalada Amsterdam ee Caasimada dalka Holland. Casho Sharafta loo sameeyay Macalin Baarajab ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Hey’adda ... Read More »

Chelsea iyo Juventus oo barbar dhac isla dhaafi waayay

cheksea

Juventus ayaa kasoo laabatay 2 gool oo looga hor maray,  ciyaarta ayaana kusoo dhamaatay 2-2 ayagoo garoonka  Stamford Bridge kasoo qaatay 1 dhibic Ciyaartan oo ku bilaabatay dardar aad u xoog badan, ayaa labada kooxoodba waxaa laga dareemayay fikrado weerar ku dhisan Chelsea ayaa hogaanka qabatay daqiiqadii 31aad ee ciyaarta markii Oscar oo ay u aheyd kulankiisii ugu horeeyay ee uu ku ... Read More »

Kooxda Barcelona ayaa derqi uga baxsatey Kooxda Sevilla iyadoo goolka guusha u dhaliyey Fabregas

Fabregas

Barcelona ayaa dagaal u gashay sidii ay guul uga keeni lahayd Sevilla iyadoo labo gool loogaga hormaray ayna heshay guushii ay rajaynaysay daqiiqadihii lagu daray ciyaarta markii uu David Villa u dhaliyey goolkii guusha kaasoo ka dhigey lix kulan oo ay ciyaareen La Ligaha ay lixdoodaba badiyaan. Sevilla ayaa waxa ay soo saftay kooxdeedii ka badisey Real Madrid waxayna hogaanka ... Read More »