Breaking News
Home » SPORT (page 2)

SPORT

Xulka Ingiriiska oo ka harey tartanka koobka Europe ee ka socda France

ebgland

Xulka England ayaa xalay ka haray Koobka Euro 2016, kadib markii lagu reebay wareega 16-ka, iyadoo wareegaas ay ku reebtay dalka yar ee Iceland. Ingiriiska ayaa daqiiqadihii hore ee ciyaarta ku hor-maray gool, markii loo dhigay rigoore, waxaa u dhaliyay ciyaaryahan Wayne Rooney. Laakiin daqiiqado kadib Iceland ayaa iska soo guday goolka, waana ay bar bareysay, ciyaarta ayaa 10-kii daqiiqo ... Read More »

Wales, Poland iyo Portugal oo badiyay

gool

Kulankii ugu horeeyay ee wareega 8da ayaa la xaqiijiyay caawa iyadoo Poland iyo Portugal ay isku arki doonaan wareega sideed dhamaadka ee tartanka Euro 2016 ka dib markii ay labada xul ka soo gudbeen xulalka Switzerland iyo Croatia. Poland ayaa 120 daqiiqo oo ay kubad adag la ciyaartay ka dib waxa ay barbaro 1-1 ah la dhaafi waayeen xulka Switzerland ... Read More »

laacibka Soomaaliyeed Yasir Ali oo kooxo ingiriiska doonaya

13236195_1058183530871079_1423337557_n

Yasir Ali oo ah ciyaaryahan Somaliyed kana tirsan kooxda heerka labaad horyaalka Sweden ee Hjulsbro ayaa durba soo jiitay indhaha kooxo ka dhisan horyaalka Ingiriiska Laacibkaan 17 sanno jirka ah ayaa kooxaha indhaha ku haya waxa ka mid ah Man City iyo Leicester City kuwaasi oo wada xaajood kula jira wakiilka laacibka ee Ahmed Shariif oo London ku nool . ... Read More »

Kooxda Manchester United Oo Ku Guuleysatay Koobka FA-Cupka

runey

Ciyaarta oo ka dhacaysay garoonka Wembley ayaa kooxda Manchester United waxa ay tiirka goolka ku dhufteen laba jeer, mar waxaa laad xooggan birta ku dhuftay Marouane Fellaini marka kalana Anthony Martial ayaa kubad uu madaxa ku dhuftay ay birta ku dhacday. Balse Jason Puncheon ayaa ciyaarta gool ku daah furay oo gool qurux badan ayuu u dhaliyay kooxdiisa Crystal Palace ... Read More »

Kooxda Leicester City oo hantisay Horyaalnimada Ingiriiska ee 2015/2016 (Sawirro)

liecester-2

Kooxda Leicester City ayaa koobkan ku hor-qaaday kooxihii waa weynaa ee Ingiriiska sida Chelsea oo koobka difaacaneysay, Manchester United, Man City, Arsenal iyo Liverpool, kuwaasoo ahaa kooxaha ku guuleysanayay horyaalka 30-kii sano ee u dambeeyay. Leicester City ayaa todobaadkii hore loo caleema saaray Horyaalnimada Ingiriiska, labo kulan ka hor, markii kooxda ku soo xigtay ee Tottenham ay bar bar dhac ... Read More »

Liverpool oo gaartay finaalka Europa

liverpool

Kooxda Liverpool ayaa gaartay finaalka tartanka Europa League, ka dib markii ay 3-0 kaga badisay kooxda Villarreal, lugtii labaad ee nus dhammaadka tartankaasi oo lagu dheelay garoonka Anfield. Liverpool ayaa daqiiqadii 7-aad ee ciyaarta dhalisay goolka koobaad, ka dib markii uu kubad shabaqa kooxdiisa ku saray Bruno Soriano, oo Villarreal ka tirsan. Labada gool ee kale ayaa waxaa qeybtii dambe ... Read More »

Barcelona oo ka hartay Chanpion leagae ka Dib markii Atletico Madrid ay 2-0 ku garaacdey

barcelona

  Kooxda Barcelona ayaa guuldarro xanuun badan kala kulantay horyaalka Yurub, ka dib markii ay 2-0 ku reebtay kooxda ay Spain kawada dhisan yihiin ee Atletico Madrid. Weeraryahanka kooxdaasi, Antoine Griezmann, ayaa labada goolba ka dhaliyay Bacelona. Lugtii hore ee kulanka ayaa Barca waxa ay 2-1 kaga soo adkaatay Atletico, waxaana hadda sidaa ku haray Barcelona oo sanadkii hore qaaday ... Read More »