Breaking News
Home » SPORT (page 10)

SPORT

Labada kooxood ee Chelsea & Real Madrid ayaa u soo gudbay Semi finalka Champions ligaue

Ba and Eto'o celebrate

Waxaa Xalay u soo Talaabay Wareega Sami finalka Koobka Champions Liguae Naadiyada Real Madrid vs Chelsea oo uu soo leyliyay Macalin Mourinho Sanadihii u Dambeeyay ka dib Markii ay soo reebeen Kooxaha B.Dort Mound iyo PSG oo ay Ciyaareen 2 lug oo ka kala Tirsanaa Wareega 8 ee Tartankaasi. Ciyaartaan oo dhcdey is-aragii labaad ayaa kooxda Chelsea 2-0 ku suurdaartay ... Read More »

Baarajab”Shirka ciyaaraha Youth Olympic Games 2014 wuxuu kusoo dhamaadey Guul

olympic

Waxaa Maalin ka hore lagu soo gabogabeeyey dalka China Shir iyo seminaar ku saabsan diyaar garowga iyo qorshayaasha tartanka caalamiga ah ee ciyaaraha Youth Olympic Games 2014,kaasi oo bisha Ogosto ee sanadkaan ka furmi doona dalka China,iyadoo dhamaan dalalka caalamka ee tartankaasi ka qeybgalaya ay halkaasi u dirsadeen madax iyo wakiilo. Dalka Soomaaliya waxaa shirkaasi u metelayey Tababare Cumar C/qaadir ... Read More »

Pep Guardiola & Fc Bayern München oo markeedii 24-aad qaaday horyaalka Jarmalka

pep

Kooxda Kubada cagta dalka jarmalka ee Fc Bayern München ayaa markeedii 24-aad ku guuleeysatay horyaalka dalka Germany ee Bundesliga. Fc Bayern Munich oo aaday guriga naadiga Hertha Berlin ayaa waxa ay ku soo badisay 1-3. Goolasha Bayern München oo aad u kacsan waxaa u kala saxiixay laacibiinta kala ah Toni Kroos (daqiiqadii 6-aad ), Mario Götze (daqiiqadii 14-aad) iyo Franck ... Read More »

Ciyaaraha Europe iyo sida loo kala badiyey

juva

Tottenham Oo garoonkeda White hart Line looga soo adkaaday 1-3 ayaa cawada Barbara 2-2 la dhaafi weysay kooxda reer Portugal Benfica, kadib kulan xiisa badan oo cawada ku dhex maray Estadio de Luz. Tottenham oo gool u caabaneyd ayaa ciyaar wanagsan la soo gashay garoonka bilowgii ciyaarta, balse Ezequiel Garay ayaa gool kaga naxsaday daqiiqadii 34-aad, inbadan ayayna Spurs isku ... Read More »

Tottenham oo gurigeeda ku garaacdey Kooxda Arsenal

arsenalgoal

Gool uu dhaliyay Thomas Rosicky ayaa ugu filneyd Arsenal inay 1-0 kaga talaabsato deriskooda Tottenham, iyagoo weli ku sii jira tartanka horyaalka Premier League islamarkaana dhaawac weyn u geystay rajadii Tottenham ay ka qabtay inay u soo baxdo Champions League xilli ciyaareedka soo socda. Arsenal ayaa ciyaarta hogaanka u qabatay kaliya daqiiqad iyo 10 ilbiriqsi ay socotay, markii uu Tomas ... Read More »

Kooxda Chelsea oo gool kaga badisay Man City

CHELSEA

Daqiiqadii 52aad xiddiga Difaaca e Chelsea Nemanja Matic ayaa darbo halis aheyd ku tuuray goolka uu waardiyaha ka ahaa Hart laakiin waxa ay kubada ku dhacday birta ka hor inta aysan banaanka u bixin. Chelsea ayaa markii seddexaad birta garaacday daqiiqadii 66aad ee ciyaarta markii kooner la soo tuuray uu madax la helay Cahill taasoo ku dhacday birta iyadoo Hart ... Read More »

Retired Somali Int’l Ass Ref focuses on instructor filed.?

shuri

The recently retired Somali International Football Assistant referee Abdirahman Abdi Omar “Shurie” revealed here on Thursday that he was interested in turning his career into the field of referee instructor in a bid to be able to help educate future football referees in his country. “Football refereeing is my number one favourite, so since I returned from the job both ... Read More »