Breaking News
Home » SPORT

SPORT

Kooxda Arsenal oo laba ciyaarood looga dhaliyey 10 Gool

arsenalgoal

Arsenal oo toban ciyaartooy ku dheelaysa ayaa laga reebay horyaalka Yurub ee Champions League oo ay ka gaareen wareegga 16ka, ka dib markii ay jab kala kulmeen qaybtii dambe ee ciyaartii ay la yeesheen kooxda Bayern Munich. Go’aan dood la galiyay oo dhacay daqiiqadii 53aad ee ciyaarta ayaa baabi’iyay rajadii ay Arsenal ka qabtay in ay noqoto kooxdii u horaysay ... Read More »

Zlatan Ibrahimovic oo gacantiisa ku hubsadey Koobta EFL ee wadanka Ingiriiska

Zlatan Ibrahimovic

Tababare Jose Mourinho ayaa koobkiisii ugu horeeyay Manchester United kula guulaystay kaas oo aas aas u noqon doona waqti dheer oo uu doonayo in uu magiciisa ku qoro taariikhda Old Traffrod. Inkasta oo uu Mourinho bilawgii xili ciyaareedkan uu Red Devils la qaaday Community Shieldka, haddana kaasi ma aha koob u xisaabsan macalinka ree Portugal wuxuuna Leauqe Cupka ka dhiganayaa ... Read More »

Isku aadka wareega 16-ka ee Champions League oo la sameeyay

isku-aad-champion

Kooxda Arsenal oo lixdii sano ee u dambeysay ay wareegan 16-ka labo jeer isku aadeen Bayern Munich ayaa hadana mar kale isku beegmay. 00 Read More »

Kooxda Chelsea oo hogaanka u qabatey horyaalka Ingiriiska

Chelsea-v-Burnley-Premier-League

Marcus Rashford ayaa dhaliyay goolka guusha waqtigii dhimashada kulankii kooxdiisa 1-0 kaga badiyeen Hull City caawa. Waxaa ay umuuqatay ciyaartii ka dhaceysa garoonka Stadium KCOM mid barbaro lagu celin karay kooxda Jose Mourinho ka hor inta ninka bedelka kusoo galay ee Rashford uusan dhalin daqiiqadii 92aad gool uu ka caawiyay Wayne Rooney.  United ayaa sameysay kulankan 29 darbo halka sideed kaliya ay laahaayeen kooxda martida loo ahaa kulankaan, ... Read More »

Paul Pogba: Manchester United re-sign France midfielder for world-record £89m

pogba

Paul Pogba said “the time is right to go back to Old Trafford” after completing his world-record £89m transfer to Manchester United. The 23-year-old midfielder returns after four years away, having left United for Juventus for £1.5m in 2012. Pogba, who signed a five-year deal, added: “This is the right club for me to achieve everything I hope to.” Manager ... Read More »

Faransiiska oo u soo baxay Finalka Koobka Qaramada Yurub ee Euro 2016

france

Jarmalka ayaa markii labaad oo isku xigta ku haray Sema Finalka Koobka Qaramada Yurub, iyadoo afar sano ka hor 2012 sidan oo kale looga reebay. Xulka Jarmalka ayaa soo bandhigay ciyaar wanaagsan oo isku dhiibkeeda wanaagsanaa, balse dhibka ugu weyn ayaa waxaa uu ka heystay xaga gool dhalinta, maadaama weeraryahan gool dhaliye buuxa aanay laheyn. Faransiiska ayaa ciyaarayay ciyaar qaab ... Read More »

GERMANY OO KA REEBTEY TALYAANIGA TARTANKA WADAMADA EUROPE EE 2016

german_penalty

Xalay magaalada Bordoex waxaa ka dhacday ciyaar xiisa badan oo loogu soo gudbayey semifiinalka koobka qaramada Yurub, waxaana isaga hor yimid Jarmalka iyo Talyaaniga. Cayaarta labada kooxood ma kala dhicin oo ma jirin qolo aad loogu awood sheegtay inkastoo xagga dhismaha jirka la dareemayey in Talyaaniga looga fiicnaa. Qaybtii labaad ayey goolasha caadiga ah ee cayaarta dhasheen. Mesut Ozil ayaa ... Read More »