Breaking News
Home » NEWS (page 5)

NEWS

Jadwalka Doorshada Madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaey

galmudug

Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta ku dhawaaqay jadwalka doorashada, waxayna musharixiinta ugu baaqeen in ay isdiiwaan galin karaan laga bilaabo maanta ilaa 5 bishan. 00 Read More »

sawiro : Wasiiradii hore oo xilalka wareejinaayo sida Arimaha Gudaha iyo Mliyada

rwas

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, kaddib munaasabad ka dhacday maanta dhacday. Munaasabada xil wareejinta ayaa waxaa goob joog ahaa Ra’iisul Wasaare kuxigeenka, Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda iyo shaqaalaha. Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay in intii uu ... Read More »

Ra’iisul Wasaare Khayre : Wasiir walba waa in uu cadeyaa hantidiisa hadii kale waxa uu luminayaa xilka

kheyre

Risul -Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Golaha Wasiirada cusub waxa uu ka dalbaday in ay soo bandhigaan Hantidooda gaarka ah, maadaama ay qabanayaan xil Qaran. Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa Golaha Wasiirada waxa uu ka codsaday in ay soo buuxiyaan Foomam ay ku qoran yihiin Decomentiyo muhiim ah oo ay ka mid yihiin Anshaxa iyo qaabka ... Read More »

Dambiilayaal dilay muwaadin Soomaaliyeed oo xabsi daa’in lagu xukumay

dambiilayaal

2 nin oo ka ganacsada Daroogadda ayaa shalay la soo taagay Maxkamadda magaalladda Milton Keynes ee Gobalka England ee dalka Britain, kuwaasi oo lagu soo oogay dilka Nin Somali ah oo la oran jirey Suhayb Maxamed. Dacwad-ooge Justin Rouse ayaa sheegay in Marxumka 2 ilaa 3 xabbad looga dhuftay Laabta, uuna u geeriyooday dhaawacii soo gaaray. Toogashadaasi oo dhacday bishii ... Read More »

Duulimaadkii u horeeyay ee toos ah Muqdisho iyo Nairobi oo maanta bilaabantey

diyaarad3

Duulimaadkii u horeeyay ee toos ah Muqdisho iyo Nairobi ayaa maanta oo arbaco ah bilaaban doona, iyadoo dowladda Kenya ay si rasmi ah u bilaabi doonto dhaqan gelinta heshiiskii todobaadkii hore ay wada gaareen Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta. Dad badna oo Soomaaliyeed ayaa dhib ku qabay garoonka Wajeer, halkaasoo ay ku hakan jireen diyaaradaha ka baxayay Soomaaliya, iyadoo muddo ... Read More »

War Defg-Deg : Golaha wasiirada Xukuumada Kheyre oo Baarlmank ansixiyey maanta

wasiiradasoomalaiya-

Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaliya ayaa codka kalsoonida siiyay Wasiirada uu soo dhisay Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali Kheyre. Kulanka waxaa shir Gudoominayay Gudoomiye ku-xigeenka kowaad ee Baarlamaanka Soomaliya C/wali Shiikh ibraahim Muudey. Wasiiradda uu soo dhisay Raisulwasaare Kheyre,224 ayaa ogaalatay,15-way diideen, 2 way ka aamustay, sidaas ayna ansax ku noqdeen. 00 Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo safarkiisa 3aad ku baxayo iyadoo aan Dowlada weli la ogolaanin

xasan-sheekh-safar

Wafdi uu hogaamin doono Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa in maanta ay u Ambabaxaan Dalka Urdun. Waxaana halkaan  ay uga qeyb galayaan Shir Madaxeedka  Jaamacadda Carabta kaas oo maalinta beri ah lagu wado in uu ka furmo Dalkaas. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filayaa in shirkaasi uu ka jeediyo Khudbad uu kaga warbixin doono Abaaraha baahsan ee ku ... Read More »