Breaking News
Home » NEWS (page 447)

NEWS

Shariif & Siilaanyo oo ku kulmey Dubai

SH-Shariif-iyo-Siilaanyo

Madaxayaasha Soomaaliya iyo Somaliland ayaa kulankii u horeyay fool ka fool ah ku yeeshay Magaalada Dubai ee dalka Isu taga Imaaraadka Carabta, halkaasoo ay uga qeyb galayaan shir looga hadlayo la dagaalanka Burcad badeeda. Labada Madaxweyne ayaa isku gacan qaaday Xaflad ay soo qaban qaabisay Wasaarada Arrimaha Dibada Imaaraadka Carabta. Kulankan oo ahaa mid koobnaa ayaa ahaa mid daba socday ... Read More »

Shacabka ku nool Balcad oo ka cabanaya nolol xumo

Balcad

Shacabka ku nool degmada Balcad ayaa waxa ay ka cabanayaan xaalado nolol xumo xilli halkaasi Al Shabaab ay ka mamnuuceen Hay’adaha samafalka. Xilli shalay Ciidamada DKMG ah iyo kuwa AMISOM ay si buuxda gacanta ugu dhigeen degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe islamarkaana uu booqasho ku tagay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG ah C/wali Max’ed Cali Gaas ayaa qaar ka mid ah ... Read More »