Breaking News
Home » NEWS (page 4)

NEWS

Baarlamaanka oo ka doodaya mooshin ka dhan ah Saldhiga Imaaraadka Carabta ka dhisanayo Magaalada Berbera

siiilaanayo-1

Mooshinkan oo todobaadyadii u dambeeyay diyaarintiisa ay ku howlanayeen Xildhibaano badan ayaa sida muuqata waxay sare u sii qaadi doontaa xiisada diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta. Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa horay uga digay heshiiskii Somaliland iyo Imaaraadka Carabta ee dekeda iyo dhismaha Saldhig Milateri, iyadoo Imaaraadka uu sii xoojinayo galaan-galkiisa ku aadan la macaamilka ... Read More »

Heshiiska Dekeda Boosaaso oo lala galayo Shirkadda DP World oo gabagabo maraayo

Madaxweyne-Gaas

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay u ambabaxay dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, halkaasoo lagu dhameystiri doono Heshiiska Dekeda Boosaaso oo lala galayo Shirkadda DP World. C/wali Gaas ayaa warbaahinta u sheegay in arrimaha uu u baxayo ay ka mid tahay dhameystirka heshiiskaas, isla markaana ku rajo weyn yahay inuu guul ku soo dhamaado. ... Read More »

Diyaarad weyn oo ah nooca CARGO ayaaka soo degtay garoonka Aadan Cadde

Turkish-food1

Diyaarada oo ah nooca Xamuulka qaada oo siday gargaar loogu talagalay dadka abaaruhu ay saameeyeen ayaa soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Gargaarka diyaarada ay wado ayaa lagu sheegay 60 tan oo gar gaar ah kuwaas oo isugu jirta cunno, daawo iyo lacag gaareysa 2.4 Million oo Doller oo loogu tala galay Dadka ay abaartu saameysay. Olole dhinaca ... Read More »

DHAGEYSO: Wasiirka Cusub ee Amniga oo ka hadlay Xasilinta Amniga Muqdisho

ducaale

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Amniga dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow ayaa sheegay in Wasaaradda Amniga ay la imaan doonto Qorshe cusub oo loogu tala galay in lagu Xasiliyo Ammaanka Magaalada Muqdisho. Wasiirka Amniga ayaa ku dhawaaqay hal ku dhig cusub oo loogu tala galay Xasilinta Ammaanka Caasimadda kasoo ah ” Xasilinta Caasimadda” Sidoo kale waxaa uu xusay qofkii Shacab ... Read More »

Askari Kenyan oo Al-Shabaab gacanta ku hayaan oo farriin u diray dalkiisa

askari-kenya

Al-Shabaab ayaa mar kale baahiyay muuqaal Video uu ka soo muuqday mid ka mid ah labadii askari Kenyanka ahaa ee horay u soo bandhigeen, kuwaasoo ka mid ahaa askar ay ku qabsadeen dagaalkii sanadkii la soo dhaafay ka dhacay Ceel Cadde. Muuqaalka Video oo soconaya 7 daqiiqo ayaa waxaa ka soo muuqday David Ngugi oo ka tirsanaa guutada 120aad ee ... Read More »

DAAWO : Dowladda Turkiga oo Muqdisho uga deeqdey 52 Gaari xamuulka ah

ceeb

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Veysi Kaynak oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Labada dhinac ayaa isla soo qaaday xoojinta xiriirka labada dal u dhaxeysa iyo taageerada mar walba Turkiga la garab taagan yahay Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa ka mahad celiyay taageerada had iyo jeer ay Turkiga siiso ... Read More »

Wasiirkii Dekedaha iyo Gadiidka Badda ee xukuumadii hore oo geeriyoodey

Marxuum-Nuur-Faarax-xisri

Inaalilaah Wa Inaa Ilayhin Raajucuun Alle Ha Unaxariiste Waxa Saaka Cisbataal kuyaala Magaalada Muqdisho Ku Geeriyooday Wasiirkii Hore ee Dekedaha Dawlada Somaliya Marxuum Nuur Faarax Xirsi oo Deegaan ahaan kasoo Jeeday Somaliland.   Marxuumka Alle Ha Unaxariistee ayaa Ugeeriyooday Xanuun uu Todobaadyadii udanbeeyay Ujiifay oo ahaa Dhiig Madaxa Kaga Furmay Sida La Sheegay waxaana Xaaladiisa Caafimaad lagula tacaalaayay Cisbataal Turkigu ... Read More »