Breaking News
Home » NEWS (page 30)

NEWS

DHAGEYSO Sarkaalka Caawa Qaraxa lagu beegsaday oo la hadlay Idaacadda Shabelle

ismiidaamin

Taliyaha Qeybta Guud ee Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir oo Shir Jaraa’id Caawa ku qabtay goobtii uu qaraxu ka dhacay ee nawaaxiga taalada Sayidka ee magaalada Muqdisho ayaa wuxuu faahfaahin ka bixiyey khasaarihii ka dhashay halkaasi. Gaashaanle sare Bishaar Abshir Geeddi Taliyaha Qeybta Guud ee Ciidanka Booliska gobolka Banaadir ayaa sheegay saameyn badan in uusan geysan qaraxa, wuxuuna xaqiijiyey Taliyaha dhimashada ... Read More »

Magaalo madaxda Hirshabelle ee Jowhar oo ay ku Qul Qulayaan Dad Xil Doon ah

JOWHAR

Magaalada Jowhar ee xaruunta maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ku qulqulaya Siyaasiyiin iyo Musharaxiin damac kaga jira qabashada xilalka Aqallada Hoose iyo Midka Sare ee dowladda cusub ee Soomaaliya. Arrintaasi, ayaa magaalada Jowhar u yeeshay muuqaal ka duwan kii ay lahaan jirtey, marka loo eego saxmadda iyo ganacsiga. Warbixintan waxa Jowhar ka soo direy wariyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane. 00 Read More »

Laba doonyood oo ku degay meel ka baxsan xeebaha Liibiya

somalilbada

In ka badan 239 muhaajiriin ah ayaa la rumeysan yahay in ay ku dhinteen laba doonyood oo ku degay meel ka baxsan xeebaha Liibiya, sida ay sheegeen saraakiil muhaajiriinta ku howlan. Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR, ayaa waxaa warkan u sheegay laba qof oo ka badbaaday doonyahaasi, isla markaana gaaray jasiiradda Talyaaniga ku taalla ee Lampedusa. Ilaa ... Read More »

Ra’iisulwasaare Sharma’arke oo sheegey in ay doorashada waqtigeeda ku dhaceeyso

sharmaarke

Ra’iisul Wasaaraha Dowldda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa rajo wanaagsan waxa uu ka muujiyay in waqtigeeda ay ku dhacdo Doorashada Soomaaliya. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke Ra’iisul Wasaaraha Dowldda Federaalka Soomaaliya oo Magaalada Jabuuti kulan gaar ah kula qaatay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxa uu kaga warbixiyay halka ay marayaan arrimaha Doorashooyinka. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa ... Read More »

Madaxweynihii hore Sheekh shariif oo dhaqaalo la’aan darteed uga laabtey Musharaxnimada Madaxweynaha 2016

SOMALIA-POLITICS-UNREST-MOGADISHU

Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka heleyno ilo ku dhow dhow Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegaya in hoos u dhac ballaaran uu ku yimid ololihii loogu jiray dib usoo laabashadiisa. Wararku waxa ay sheegayaan in hoos u dhacaasi ku yimid ololaha uu saameyn xoogan ku yeeshay shaqsiyaadkii u halgamaayay kuwaasi oo qaarkood ka tagay ... Read More »

wardeg deg ah : Guduumiyaha Gobolka hiiraan Yuusuf Dabageed oo xilka laga qaadey

dabageed

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa xilka ka qaaday Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed). Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa xilkii looga qaaday Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan. Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa loo magacaabay Mudane Cali Jeyte Cismaan. Ilaa iyo hada lama oga sababta xilka looga qaaday Gudoomiyaha Gobolka ... Read More »

DFS ayaa si adag uga jawaabtay hadalkii Puntland kaasi oo ku aadan in Ciidamada Dowlada ay ku jiraan Dagaalka ka socda Gaalkacyo

diini

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumada Somalia C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay in Puntland ay ku qeyla dhaamiso waxa ay maankeeda ka maagtay waxa uuna si kulul u beeniyay in Ciidanka Xoogga Dalka ay ka qeyb qaadanayaan Dagaalka Magaalada Gaalkacyo ka socda. Diini waxa uu sheegay in Puntland ay mar waliba ku degdegto hadalada ku aadan dagaalka ... Read More »