Breaking News
Home » NEWS (page 3)

NEWS

Dr. N. Faarax Jimcaale oo ku gacan seeyray xil ka qaadista lagu sameeyay

Hantidhowrka-Guud

Hanti dhowraha Guud ee qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa ka hadlay xilkii qaadistii xalay ay ku sameeyeen golaha wasiirada xukuumada, islamarkaana ka horyimid tallaabada xilka looga qaaday. Dr. Nuur ayaa sheegay in xilka qaadistaas eysan ahayn sharci, islamarkaana golaha wasiirada ay leeyihiin kaliya soo jeedin,waxaana uu xusay inay muhiim tahay ina la’ilaalio sharciga iyo kala danbeynta, oo uu tilmaamay ... Read More »

2017 London Conference on Somalia: Context and Scope

culusow

A Kleptocratic government – a government whose leaders make themselves rich and powerful by stealing from the rest of the people –monopolized the Somali affairs and interests for the past 4 years. Abuse of power, unprecedented level of corruption (looting), injustice, insecurity, wrong execution of state building strategy, and lack of public service delivery were the lessons and legacies left ... Read More »

MAAMULKA HIRSHABEELE OO DIIDEY INEY KA QEYB GALAAN SHIRKA LAGU QABANAAYO LONDON

madaxweyne-hirshabeele

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa sheegay in ay iska diideen Qorshaha Hormarinta Qaranka, kaasi oo dhowaan ka dhacaya Magaalada London ee dalka Ingiriiska. Waxa uu ku sheegay sababta ay u diideen in ay tahay Hirshabeelle in aysan jirin Qorshahan markii la sameynayay, taasina ay ku diideen. Sidoo kale waxa uu sheegay Cali C/laahi Cosoble Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle in ... Read More »

DEG DEG: Sarkaal ka tirsan NISA oo lagu dilay Degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho

bistoolad

Waxaa goor dhow degmada Shibis ee gobolka Banaadir lagu toogtay sarkaal ka tirsanaa ciidanka Nabad sugida ee dowladda, kaasi oo magaciisa lagu sheegay Maxamuud Xaaji Cali. Goob joogayaal ayaa inoo xaqiijiyey dilka oo waxyar ka hor ka dhacay degmada Shibis, waxaana la toogtay sarkaalka, xiili uu ku sugnaa gurigiisa oo uu dhismo ka socday. Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegay inay ... Read More »

Madaxweynaha oo magacaabay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada Soomaaliya

jaale

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta u magaacabay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yuusuf Jaalle). Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu shaaciyay in Yuusuf Jaalle si rasmi ah loogu magacaabay xilka Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada, iyadoo xilka laga qaaday Mr C/waaxid Sheekh Cumar oo xilkan hayay. Yuusuf ... Read More »

Inaa Ilayhi Raajicuun Allaha U Naxariisto marxuun Malaaq Cali Malaaq Coloow Oo maanta Geeriyooday

caliMalaaq

Tacsi:- inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun allaha u naxariisto marxuun Malaaq Cali Malaaq Coloow oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Hadaba dhamaan hawlwadeenada warbaahinta manabolyo waxa ay dhambaal tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaanba ehelkadii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay allaha u naxariistee marxuun Malaaq Cali Malaaq Coloow oo maanta gelinkii danbe ku geeriyooday magaalada Muqdisho,waxaan ilaah uga baryeeynaa ... Read More »

Faah-fahin Qaraxii maanta k dhacey Maqaaxi ka soo horjeedo Xarunta Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha

qaraxw

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Khasaaraha ka dhashay Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay  walxaha Qarxa oo la dhigay Maqaaxi laga cunteeyo oo ku taala kasoo horjeedka Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha oo lagu magacaabo Italian. Ugu yaraan 6 qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay qarax gaari oo barqonimadii maanta lala beegsaday maqaayad ku taalla degmada Boondheere ee Magaalada ... Read More »