Breaking News
Home » NEWS (page 20)

NEWS

DHAGEYSO: Xildhibaanada cusub oo la wareegaya hogaanka dalka iyo Madaxweynaha oo awoodii laga qaadey

xildh

Gudoomiye ku xigeenkii Hore ee baarlamaankii Waqtigiiso dhamaaday Mahad Cabdale Cawad ayaa sheegay in shaqo badan ay u taallo xildhibaanada cusub ee shalay lagu dhaariyay Magaalada Muqdisho. Waxaa uu sheegay in shaqadii hogaamiyeyaasha Madasha Wadatashiga Qaran ay  dhaamaatay ,islamarkaana xildhibaanada cusub ay la wareegeen talada dalka . Mahad Cabdalla Cawad ayaa tilmaamay in xildhibaanada cusub laga doonayo in ay dib ... Read More »

Xildhibaanada Aqalka & Aqalka Hoose oo maanta la dhaariyey – iyadoo 5 ka mid ahaa loo diidey

xildhibaanada-cusub

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Avv. Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa Xildhibaanada labada Aqal dhaarinaya, iyadoo loo dhaarinayo min 30 Xildhibaan, iyadoo gacanta midig saaraya Kitaabka Qur’aanka Kariimka. Xildhibaanada la dhaarinayo ayaa gaaraya 243 Xildhibaan, kuwaasoo 41 ka mid ah ay yihiin Xildhibaanada Aqalka Sare. Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulanka furay ayaa sheegay in markii ... Read More »

Musharrax Ameeriko : Waa in Gobolka Banaadir la siiyaa 14 xubnood oo Aqalka Sare

amerika

yadoo go’aan ay ka soo saareen Hoggaamiyayaasha Madasha Wadatashiga Qaran arrimaha Doorashooyinka ayaa waxaa ka soo horjeestay go’aanadooda Musharrax Maxamed Cali Ameeriko. Musharrax Maxamed Cali Ameeriko ayaa ugu horreyn wax laga xumaado ku tilmaamay in Go’aankii ay soo saareen Madasha Wadatashiga Hoggaamiyayaasha Qaran uu ka mid ahaa in 18 xubnood hor leh lagu daro Xubnaha Aqalka Sare xilli weli aan ... Read More »

DHAGEYSO: Duqa Muqdisho oo ugu dambeeyntii baaq u diray Madasha Qaran

madaale

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta Dowladda Hoose ayaa si kulul uga hadlay in Magaalada Muqdisho laga qadiyo qeybsiga Aqalka Sare. Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa soo hadal qaaday hadii tirada xubnaha Aqalka Sare lagu kordhiyay tiro hor leh muhiimada in ay aheyd in Magaalada Muqdisho la siiyo sadkii ay ku laheyd, waxaana uu ... Read More »

Akhriso ” Magacyada Xildhibanada Doorashadooda dib loogu laabanayo+Siyaasiyin Caan Ah “

Hogaamiyaasha Madasha Wada-tashiga Qaran ayaa isku raacay in 11-kii Xildhibaan ee ay horay u laaleen Guddiga xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Doorasho kale lagu celiyo islamarkaana dib loogu laabto Doorashadooda. Halkaan Hoose ka Akhriso Magacyada Xildhibaanada dib loogu laabanayo Doorashadooda   00 Read More »

Tirada Aqalka sare oo loo kordhiyey Maamulgoboleedyada & G Banaadir oo weli qadsan

madasha

Madaxda Madasha ayaa isku raacay in 18 xubnood lagu kordhiyo Aqalka Sare, iyadoo maamul walba la siiyay min saddex xubnood. Waxaa kaloo Madasha ay isla garteen in 11-kii kursi ee la laalay, dib loogu celiyo doorashadooda, halka 11 kalena la fasaxay. Hadaba war mutiyeedka Madasha ka soo baxay halkan hoose ka akhriso:- . Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ... Read More »

Shirkadaha Daalo iyo Jubba oo kala baxey maxey tahay sababta ?

daalo

Midowgii Shirkadaha diyaaradaha Soomaalida ugu caansan ee Daallo Airlines iyo Jubba Airways ayaa soo gabagaboobay kadib 2sanadood oo ay ku dhawa shaqeynayeen magaca African Alliance. Maamulka Shirkadda Daallo ayaa shaaciyay dhowaan inuu dib uga baxay midowga uu la lahaa shirkadda Jubba, isla markaana uu si toos u bilaabayo duulimaadyadii gudaha iyo dibadda. 00 Read More »