Breaking News
Home » NEWS (page 2)

NEWS

Ciidamada AMISON ee SOMALIYA oo sii kordheeyso halka Madaxweyne Farmaajo diidanaa

amisomUgandha

Ciidamo horeleh oo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee Nabad ilaalinta u jooga Soamaliya ayaa markale soo gaaray Magaalada muqdisho kuwaas oo ku biiri doona Ciidanka Amisom ee Jooga dalka Somaaliya islamarkaana Caawiya dowladdaFederaalka Somaaliya. Dowladda Zambia ayaa la xaqiijiay in ciidamo ka socda shalay oo Jimco aheyd ay soo gaareen Somaaliya kuwaas oo ka kooban 20,Askari oo ay ku ... Read More »

Dagaal culus oo goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

forces

Wararka aan ka heleyno Degmada Dharkenley ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta halkaas uu ka dhacay Dagaal aad u culus oo sababay Khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay Ciidamo ka wada tirsan Dowlada Federaalka gaar ahaa kuwa Ilaalada Deegaanka Xamar kuwaas oo isku qabtay Lacag canshuur ah. Inta la xaqiijiyay Hal askari oo magaciisa ... Read More »

Somali hadii aysan gacmaha isqabsan waxaa raaci doonaa wadadii Lebnaan

Lebanon has become the first Arab country to allow Gay Pride Week to take place – but plans for the opening event were scuppered after Islamists threatened violence. ? Pride in London – 2008 (Anthony Devlin/PA Archive/PA Images) Proud Lebanon was due to kick off in the capital city of Beirut on Sunday (May 14) with a landmark run of ... Read More »

kenyatta

Magaalda London waxaa ka furmay shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ay marti gelineyso dowladda Britain. Madaxda ka qeybgashay shirka ayaa si weyn uga hadashay xaaladda ammaanka Soomaaliya iyo sidii Soomaaliya looga caawin lahaa inay si buuxda ula wareegto masu’uuliyadda ammaankeeda. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa carabka ku adkeeyay ahmiyadda ay leedahay alkumidda barnaamij ay Soomaalida hormuud ... Read More »

Gudoomiyada Degmada Balcad Cismaan Xaadoole oo xilka la wareegey iyadoo dadweyne fara badan ay aad usoo dhaweeyeyn

xaadoole

Cismaan Maxamed Xaadoole ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay maamulka degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe kadib markii shalay lagu qabtay degmada Balcad xaflad xil wareejin ah. Xafiiska degmada Balcad ayaa saaka ahaa mid mashquulsan kadib markii CIsmaan Maxamed Xaadoole oo muddo saddex sano ah ka maqnaa degmada Balcad uu dib u bilaabay howlaha shaqo ee maamulka degmada Balcad. Munaasabad ... Read More »

Magacyadada safiirro cusub oo dowlada Federaalka dhowaan magacaabeyso

wasiirkaqorsheynta-Cabdiraxmaan-Ceynte-640x360

00 Read More »

waa markii ugu horeeysey ee Arin soomaaliya loo fadhiyo ay ka maqan yihiin Qof matalayo beesha Abgaal

xasanshariif

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda magaalada London. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa Ra’iisul Wasaare kuxigeenka, Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble iyo Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Sidoo kale waxaa wafdiga Madaxweynaha ... Read More »