Breaking News
Home » NEWS (page 10)

NEWS

Kooxda Arsenal oo laba ciyaarood looga dhaliyey 10 Gool

arsenalgoal

Arsenal oo toban ciyaartooy ku dheelaysa ayaa laga reebay horyaalka Yurub ee Champions League oo ay ka gaareen wareegga 16ka, ka dib markii ay jab kala kulmeen qaybtii dambe ee ciyaartii ay la yeesheen kooxda Bayern Munich. Go’aan dood la galiyay oo dhacay daqiiqadii 53aad ee ciyaarta ayaa baabi’iyay rajadii ay Arsenal ka qabtay in ay noqoto kooxdii u horaysay ... Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir oo Amar dul dhigay Shirkaddaha Korontada

gobalka

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Shirkaddaha Bixiya Korontada ku Amray in korontada ay gelinayaan Suuqa Bakaaraha in ay soo marsiiyaan dhulka hoostiisa. Gudoomiyaha gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maanta tagay Suuqa Bakaaraha oo dhawaan qeyb ka mid ah uu dab qabsaday ayaa waxaa uu sheegay in aan la aqbali doonin Shirkadaha Korontada ay Suuqa Geliyaan Koronto Kor laga keenay ... Read More »

Madaxweynaha Soomaliya Farmaajo oo Goordhaweyd Soo Saaray Amaro Culus

Madaxwayne-farmaajo-3-678x381

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo maanta kulan la qaatay Taliyayaasha Ciidamada Dowladda Soomaliya ayaa kala hadlay arrimaha amniga dalka iyo sidii loo sii xoojin lahaa. Madaxweyne Farmaajo ayaa Taliyayaasha uu la kulmay waxa uu kula dardaarmay in si hufnaan ah loogu shaqeeyo sugida amniga Mgaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya, islamarkaana laga Fogaado wax walba uu dhibaato u keeni ... Read More »

Shirkaan oo ah mid sanad walba la qabto waxaa kaloo ku jirra arimaha loo wadahadlayo xaalada wadamada Suuriya, Liibiya iyo Yemen. Wadamada ku jirra jaamacada carabta ayaa arimaha qaar aanan ka midaysnayn siyaasad ahaan iyo ciidan ahaanba. Wadanka yemen oo dowlada Sacuudiga ay ka wada dagaal ay hogaaminayso ayaa isna ah lafdhabar weyn oo shirkan looga hadli doono. Xaalka dalka Suuriya ayaa isna ah mid u qodobaysan kulankan jaamacada Carabta ee magaalada Qaahira ka dhacaya.

Saudi Deputy Crown Prince and Defence Minister Mohammed bin Salman speaks during a news conference in Riyadh

Wasiirada arrimaha dibadda dalalka jaamacadda carabta ayaa kullan ku yeelanaya magaalada Qaahira, Halkaasoo ay uga arrinsanayaan dhowr arrimood oo ay ka mid tahay go’aanka mareykanka uu safaaraddiisa Israaiil ugu rarayo magaaladda Quddus. Madaxweyne Donald Trump ayaa horey u sheegay in safaaradda Mareykanka ee Israaiil uu geyn doono Quddus arrintaasoo ay cambaareeyeen Falastiyiniinta iyo waddamo kale oo caalamka ka tirsan. Kulankan ... Read More »

Shariif Xasan oo sheegay inuu isku shaandheynayo Golaha Wasiirada

sakiinKG

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku dhawaaqay dhawaan in uu ku sameyn doono isku shaandheyn golaha Wasiirada maamulka Koonfur Galbeed. Waxa uu xusay Madaxweyne Shariif Xasan Isku shaandheytaan in looga gol leeyahay horay u socodka maamulka Koonfur Galbeed,madaam uu sheegay in xubno ka tirsan golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed ay waajibkood gudan waayeen qaarkood. Sidoo kale ... Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Ka dalbaday Donald Trump in uu ka laabto Xayiraadda Soomaalida

Madaxwayne-farmaajo-3-678x381

Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dalbaday Dhigiisa Maraykanka Donald Trump in uu ka laabto xayiraadda uu ku soo rogay dadka Soomaaliyeed safarrada ay ku tagi jireen Dalka Maraykanka. Maadxwene Farmaajo ayaa carabka ku dhuftay in Bulshada Soomaaliyeed ay arrimo kala duwan ugu safri jireen dalkaasi isagoo carabaabay Madaxweynuhu in ganacsi balaarn ay ku lee yihiin ... Read More »

Gudoomiyihii hore ee Bankiga Dhexe Soomaaliya oo dib loogu yeerey

Yusur-Fowsiya-iyo-Bangiga-

Guddoomiyihii hore ee Bangiga Dhexe ee Somalia, Yusur Aadan Abraar ayaa la sheegayaa inay soo gaartay magaaladda Muqdisho, kadib markii ay Madaxda Dowladda cusub. Ilo-wareedyo ku dhow Xafiiska Ra’isul-wasaaraha ayaa sheegayo in Yusur Abraar safka hore kaga jirto Mas’uuliyiinta Xilalka Qaranka loo dhiibi doono, balse ma kala cadda in loo magacaabi doono Xil Wasiir ama xilal kale. Warar Loo-qaateen ah ... Read More »