Breaking News
Home » dhacdo

dhacdo

Magaalada Muqdisho oo qaadi la’ Qaxootiga dib wadanka loogu soo celinaayo

tarxiil

Waxaa maanta garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad siday qaxooti Soomaaliyeed oo mudo sanado ah kunoolaa dalka Jabuuti, kuwaa oo hada dalkooda dib loogu soo celiyay. Qaxootigan Soomaaliyeed ee maanta soo gaaray Muqdidsho ayaa ka koobnaa 28-qoys, waxa ayna dadkan si iskood ah u go’aansadeen in ay dib ugu soo laabtaan dalkooda ay mudo sanado ah ... Read More »

Xildhibaan C/qaadir Cosoble : Shacabka Banaadir xaqooda lama dafiri karo waa shacab hubeeysan

cosoble

Xildhibaan C/qaadir Cosoble oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka ee dhawaan tagay magaalada Jowhar ayaa sheegay in xubnaha aqalka sare ee baarlamaanka aan loo qeybin si cadaalad ah, wuxuuna dalbaday in dib loogu laabtaa arintaasi. Xildhibaanka wuxuu sheegay in xubnaha aqalka sare loogu roonaaday dadka qaar, halka dadka qaar lagu duudsiiyay xaqii ay lahaayeen, sida uu hadalka u dhigay. “Waxaan leeyahay ... Read More »

Dowlada Britain oo ka baxdey Midowga Europe kadib markii loo codeeyey

brexit

Ra’iisul Wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa shaaciyay inuu is casilayo bisha Oktoobar kadib markii dadweynaha UK ay u codeeyeen inay isaga baxayaan Midowga Yurub. Mr Cameron ayaa go’aanka is casilaaddiisa waxa uu ka jeediyay aqalkiisa Downing Street hortiisa kadib markii lagu dhawaaqay natiijada aftidii shalay ka dhacday waddanka. Wuxuu sheegay in uu isku dayi doono in markabku aanu liicin – ... Read More »

DAAWO Aqoonyahan Sharaxay Sababta Itoobiya U Samaysatay Liyuu Police

wadani

Cabdi iley waa Jaahil Aan waxna Qorin waxna Akhrin Ogaadeen Horay u dhameeyay 00 Read More »

SU’AALO KA TIMID GEERIDII MARXUUN AXMED XASAN CAKE ILA DAAWADAA

cawke

Axmed xasan Cawkw ayaa ahaa wariye caan ka ah dhulka soomlida degto oo dhan Qaasatan Magaalada Muqdisho uu ku qaatey waqtigiisa inta badan. Hadaba Su’aasha la isweydiiyey ayaa ka mid ah Maxaa loogu duugi waayey Wadanka Soomaaliya ama Soomaliland oo dhalasho ahaan kasoo jeedey maadaama uu ahaa Wariyihii ugu qaalisanaa Soomaaliya ama Cawke waxa uu ahaa Halgamaa lagu xasuuso Dagaalkii ... Read More »

DAAWO : BARNAAMIJ KU SAABSAN QARAXII DIYAARADA DAALLO IYO GARSOORKA MAXKAMADA CIIDANKA

aweli-daalo

Waxaa idin soo gudbineeynaa falkii daalo airlines ku dhacey iyo sida uu u dhacey iyo qofkii ka dambeeyey 00 Read More »

Shacabkii Hargeisa oo markii ugu horeeysay u banaanbaxey Midnimada Dadka Soomaaliyeed

somaliland-and-somalia

Daawo Shacab ku nool magaalada Hargeysa oo sheegay in aan la kala qeeybin karin Dadka Soomaaliyeed +10 Read More »