Breaking News
Home » ARAGTIYO

ARAGTIYO

DAAWO Aqoonyahan Sharaxay Sababta Itoobiya U Samaysatay Liyuu Police

wadani

Cabdi iley waa Jaahil Aan waxna Qorin waxna Akhrin Ogaadeen Horay u dhameeyay 00 Read More »

Everything Must Go: Somalia Sells Its Dignity

xaj-xasan

The dramatic fall in the price of oil has had some unusual effects on the petro-economies of the Persian Gulf. Countries like Saudi Arabia have grown dependent on importing cheap foreign workers to do the jobs its citizens won’t. Now, traditional sources of domestic labor like South Asia have become uneconomical in straightened times. Saudis have had to look for ... Read More »

Dhacdo xanuun badan : Ciidanka turkiga oo dharbaaxey laba wariye & G G banadir oo loo diidey Digfeer

madaale

Wafdi uu hogaaminayey Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa waxay maanta dib ugu soo laabteen dalka iyadoo si diiran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho Dhaawacyada dadkii kusoo waxyeeloobay qaraxyadii todobaadkaan ka dhacay Magaalada Baydhabo ayaa gudoomiye Madaale uu doonayey inuu booqdo waxaase gacan ka hadal iyo muran kadib uu kasoo laabtay Gudoomiyaha ... Read More »

C/laahi Goodax Barre : Labo Milyan Oo Dollar Ayey Dowladda Federaalki Kala Baxday Akoonka

Goodax

C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ahaa xildhibaanadii su’aalaha adag weydiiyay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in lacago badan xukuumadda Soomaaliya kala baxday qasnada maamulka Gobolka Banaadir, wuxuuna su’aal ka keenay sababta ay taasi ku dhacday iyo halka ay mareen lacagihii deeqda ahaa ee xukuumadda Soomaaliya ka heshay Sacuudiga. Xildhibaan Goodax ayaa dalbaday in Ra’iisal wasaaraha caddeyn ka bixiyo sababta ... Read More »

Madaxweyne Gaas oo wareeysigiisa soo jiitey Shacab Soomaaliyeed aad u fara badan

Madaxweyne-Gaas

Dowlada Puntland oo u taagan in laga gudbo qaabka qabiilka taas oo dan u ah Umada soomaaliyeed balse diidan dad yar oo daneeyste ah raba in la joogo halkii 4 sano ka hor Dhageyso wareeysigaas 00 Read More »

Janaraal Gabre oo siyaasada Soomaaliya gacanta ku dhigey

Gebra-madaxweyne

Fadeexadaani ayaa ka dhacday magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti kadib markii Wasiirka arrimaha Dibadda Somalia C/salaan Hadliye laga hakiyay qeybo kamid ah Khudbadii uu ka jeedin lahaa shirka ka socda magaalada Jabuuti oo ay isku arkayeen Dowladaha Ciidamada ka jooga Somalia. Jeneraal Gabre oo ah shaqsiga Dowlada Somalia ay ka dhaqaaqi la’ dahay islamarkaana Dowlada Ethiopia u qaabilsan qaska ... Read More »

Sawiradii laga soo qaadey qaraxii ka dhacey SYL Hotel kaas oo gaarey ilaa

Amaanka

Soomaaliya. marayay. 00 Read More »