Breaking News
Home » Author Archives: .

Author Archives: .

Madaxweyne farmaajo ayaa ku amrey R/Wasaare Kheyre in uu kala diro Dowladiisa islamarkaansa soo dhiso

saudiga

Sacuudiga ayaa ka doonaya dowladda Soomaaliya inay xiriirka Diblomaasi u jarto Qatar ama ugu yaraan ay hoos u dhigto, laakiin dowladda Soomaaliya ayaa arrintaasi iska soo taagtay, waxayna arrintan keentay in Sacuudiga uu hoos u dhigo booqashada wafdiga wasiirada Soomaaliya, mana jiraan wax war ah oo laga faafiyay wafdiga, waxaana muuqata in laga dhigay qarsoodi. Wararka laga helayo Sacuudiga ayaa ... Read More »

Axmed Daaci “Hub ka dhigista in hal gobol kaliya la bartilmaameedsado, sax ma ahan”

daaci

Guddoomiyihii hore ee degmada Wadajir Axmed Xasan Caddow (Axmed Daaci) ayaa ka hor-yimid qaabka uu u socdo howlgalada hub ka dhigista ee ka socda magaalada Muqdisho, isagoo sheegay in hal gobol kaliya la bartilmaameedsanayo. Axmed Daaci oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa waxaa uu tilmaamay in marka hore loo baahan yahay in cadawga la wiiqo, hubkana laga ... Read More »

Agaasimaha Madaxtooyadda Fahad Yaasiin oo Si lama filaan ah loogu arkay Dalka Qatar (SABAB)

fahad

Warar goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Agaasimaha cusub ee madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir uu safar deg deg ah ku gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar. Socdaalka Fahad ayaa ku saabsan kulamo uu la yeelanayo madaxda dalka Qatar iyo xil wareejin ku saabsan shaqadii uu ka hayay Telefishanka Aljazeera ee xaruntiisu tahay dalka Qatar. Safarka Agaasimaha cusub ee ... Read More »

ku dhawaad 50 qafood oo lagu diley Magaalada Muqdisho bilihii Aril & May ee sanadkan

bistoolad

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhaca dilal loo geysto mas’uuliyiinta, Saraakiisha, Ciidamada, Nabadoonada iyo Shaqaalaha dowlada. Dilalka ugu badan ayaa waxaa loo geystaa Ciidamada, Nabadoonada iyo Shaqaalaha dowlada ee laf dhabarka u ah shacabka. Bisha April, ee laga soo gudbay ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay 32 dil oo inta badan loo geystay Nabadoono iyo Shaqaale dowladeed. Bisha May, ee aan ... Read More »

DHAGAYSO: Militeri diiday Iney hubka ku wareejiyaan DFS oo ka digay inuu dhaco dagaal

ciidamada-hawlgalka-psf

Xili maalmahan ay magaaladda Muqdisho howlgalo hubka dhigis ah ay ka wadeen ciidamo gaar ah ayaa haatan waxaa soo baxaya cabsi xoogan. Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka gaar ahaan kuwii hubka looga qaaday howlgalkaas ayaa ka digay dagaal faraha looga gudbto haddii aan wax laga qaban falal hubka looga qaadayo askar ka tirsan ciidamada. Afhayeen u hadlay ciidamadan oo ka ... Read More »

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabit : Waxaan ahey reer Galmudug

th

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa Khudbadii uu ka jeediyay xafladii caleemo saarka madaxweynaha Galmudug, waxaa uu kaga hadlay arimo dhowr ah. ” Aniga marna reer Galmudug ayaan ahay, marna waxaan metelaya Caasimadii Soomaaliya oo ku metelayo dhamaan Soomaalida oo dhan, waxaan hambalyo idiinka sidaa reer Banaadir”ayuu yiri Gudoomiye Taabit. Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu Gudoomiye Taabid yiri “Waxaan ... Read More »

Axmed Daaci oo ugu baaqay dowladda inay marka hore Al-Shabaab hubka ka dhigto

Daaci

Guddoomiyihii hore ee degmada Wadajir Axmed Xasan Caddow (Axmed Daaci) ayaa sheegay in arrin sax ah aanay aheyn in dad gaar ah hubka laga qaado, naftoodana halis la geliyo, iyadoo Al-Shabaab ay wali hubeysan yihiin. Axmed Daaci ayaa sheegay in dowladda Federaalka laga doonayo in Al-Shabaab hubka ka dhigto, isagoo xusay in hadii dadka heysta qorigii ay amnigooda ku sugayeen ... Read More »