Breaking News
Home » NEWS » Madaxweyne farmaajo ayaa ku amrey R/Wasaare Kheyre in uu kala diro Dowladiisa islamarkaansa soo dhiso
Madaxweyne farmaajo ayaa ku amrey R/Wasaare Kheyre in uu kala diro Dowladiisa islamarkaansa soo dhiso

Sacuudiga ayaa ka doonaya dowladda Soomaaliya inay xiriirka Diblomaasi u jarto Qatar ama ugu yaraan ay hoos u dhigto, laakiin dowladda Soomaaliya ayaa arrintaasi iska soo taagtay, waxayna arrintan keentay in Sacuudiga uu hoos u dhigo booqashada wafdiga wasiirada Soomaaliya, mana jiraan wax war ah oo laga faafiyay wafdiga, waxaana muuqata in laga dhigay qarsoodi.

Wararka laga helayo Sacuudiga ayaa sheegaya in taageerada Sacuudiga ay ku xiran tahay sida Soomaaliya ugu hogaansanto codsiyada Boqortooyada Sacuudiga.