Breaking News
Home » NEWS » ku dhawaad 50 qafood oo lagu diley Magaalada Muqdisho bilihii Aril & May ee sanadkan
ku dhawaad 50 qafood oo lagu diley Magaalada Muqdisho bilihii Aril & May ee sanadkan

ku dhawaad 50 qafood oo lagu diley Magaalada Muqdisho bilihii Aril & May ee sanadkan

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhaca dilal loo geysto mas’uuliyiinta, Saraakiisha, Ciidamada, Nabadoonada iyo Shaqaalaha dowlada.

Dilalka ugu badan ayaa waxaa loo geystaa Ciidamada, Nabadoonada iyo Shaqaalaha dowlada ee laf dhabarka u ah shacabka.
Bisha April, ee laga soo gudbay ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay 32 dil oo inta badan loo geystay Nabadoono iyo Shaqaale dowladeed.
Bisha May, ee aan kasoo gudubnay ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay dilalka 13 ruux, waxaana xusid in Bisha May ay dhaceen dilalka ugu yar marka la’eeg dilalkii dhaca Bisha April