Breaking News
Home » NEWS » Ciidamada AMISON ee SOMALIYA oo sii kordheeyso halka Madaxweyne Farmaajo diidanaa
Ciidamada AMISON ee SOMALIYA oo sii kordheeyso halka Madaxweyne Farmaajo diidanaa

Ciidamada AMISON ee SOMALIYA oo sii kordheeyso halka Madaxweyne Farmaajo diidanaa

Ciidamo horeleh oo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee Nabad ilaalinta u jooga Soamaliya ayaa markale soo gaaray Magaalada muqdisho kuwaas oo ku biiri doona Ciidanka Amisom ee Jooga dalka Somaaliya islamarkaana Caawiya dowladdaFederaalka Somaaliya.

Dowladda Zambia ayaa la xaqiijiay in ciidamo ka socda shalay oo Jimco aheyd ay soo gaareen Somaaliya kuwaas oo ka kooban 20,Askari oo ay ku jiraan 4 Sarkaal oo ka qeyb qaadanaya dhanka tababarka Ciidamada Somaaliya ee Magaalada Muqdisho ku sugan sida uu War-Baahinta u sheegay Sarlkaalii hoggaaminayay Ciidamadaas.

Sarkaalka oo Saxaafada la hadlayay ayaa waxa uu sheegay in Ciidamadaan ay siweyn uga qeyb qaadan doonaan sugida dahnka amniga islamarkaana y Caawin doonaan dowladda Federaalka Somaaliya,sida uu sheegay tresphord oo ah Sarkaalka hoggaaminaya.

Somaaliya ayaa waxaa haatanb ku sugan Kumanaan ka socda Ciidamada Midowga Afrika kuwaas oo mudo ka abdan Sagaal sano jooga dalka balse aan weli buuxin kaalintii looga baahnaa sida ay sheegeen dadka qaarkood.