Breaking News
Home » NEWS » Dhismaha Maamul Goboledka Hiiraan Oo Laga Bilaabay Baledweyne Iyo Siyaasiyiin Wacad Ku Maray
Dhismaha Maamul Goboledka Hiiraan Oo Laga Bilaabay Baledweyne Iyo Siyaasiyiin Wacad Ku Maray

Dhismaha Maamul Goboledka Hiiraan Oo Laga Bilaabay Baledweyne Iyo Siyaasiyiin Wacad Ku Maray

Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ka socda dhismaha maamulka ay shaaciyen Ugaasyada Gobolka Hiiraan waxana dhismaha maamulka Hiiraan taageray siyaasiyiinta Gobolka oo shegay in si deg deg ah loo dhisayo maamul u gaar Hiiraan.