Breaking News
Home » NEWS » Nabadoon caawa lagu diley Lambar 50 ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Nabadoon caawa lagu diley Lambar 50 ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Nabadoon caawa lagu diley Lambar 50 ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Kooxo hubeysan ayaa deegaanka Lambar 50 ee Gobolka Shabeelaha Hoose ku dileen Nabadoon caan ka ahaa deegaankaasi.

Nabadoonka la dilay ayaa lagu Magacaabi jiray Nabadoon Xasan Fiidow waxaana la sheegay in Nabadoonka dilkiisa ay ka dambeeyeen Maleeshiyo Hubeysan.

Ilo deegaanka ah ayaa xaqiijiyay in Nabadoonka loo dilay aano Qabiil oo ka dhashay xiisado la xiriira dhul Beereedka Gobolkaas.