Breaking News
Home » dhacdo » SU’AALO KA TIMID GEERIDII MARXUUN AXMED XASAN CAKE ILA DAAWADAA
SU’AALO KA TIMID GEERIDII MARXUUN AXMED XASAN CAKE ILA DAAWADAA

SU’AALO KA TIMID GEERIDII MARXUUN AXMED XASAN CAKE ILA DAAWADAA

Axmed xasan Cawkw ayaa ahaa wariye caan ka ah dhulka soomlida degto oo dhan Qaasatan Magaalada Muqdisho uu ku qaatey waqtigiisa inta badan.

Hadaba Su’aasha la isweydiiyey ayaa ka mid ah Maxaa loogu duugi waayey Wadanka Soomaaliya ama Soomaliland oo dhalasho ahaan kasoo jeedey maadaama uu ahaa Wariyihii ugu qaalisanaa Soomaaliya ama Cawke waxa uu ahaa Halgamaa lagu xasuuso Dagaalkii Itoobiya iyo soomaaliya.

Daawo su’aalahaasi halka hoose