Breaking News
Home » NEWS » Qaraxii ay Fashiliyeen Ciidanka NISA (VIDEO)
Qaraxii ay Fashiliyeen Ciidanka NISA (VIDEO)

Qaraxii ay Fashiliyeen Ciidanka NISA (VIDEO)

Ciidamada Nabad Sugida iyo kuwa booliiska ayaa ku guuleestay in ay kala fur furaan qaraxa gaariga lagu so xiray, waxaana warar kale oon helnay ay sheegayaan in gaariga ay saarnaayeen hub, lamana oga halka la doonayay in gaarigaasi lagu weeraro.