Breaking News
Home » ARAGTIYO » Dhacdo xanuun badan : Ciidanka turkiga oo dharbaaxey laba wariye & G G banadir oo loo diidey Digfeer
Dhacdo xanuun badan : Ciidanka turkiga oo dharbaaxey laba wariye & G G banadir oo loo diidey Digfeer

Dhacdo xanuun badan : Ciidanka turkiga oo dharbaaxey laba wariye & G G banadir oo loo diidey Digfeer

Wafdi uu hogaaminayey Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa waxay maanta dib ugu soo laabteen dalka iyadoo si diiran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho

Dhaawacyada dadkii kusoo waxyeeloobay qaraxyadii todobaadkaan ka dhacay Magaalada Baydhabo ayaa gudoomiye Madaale uu doonayey inuu booqdo waxaase gacan ka hadal iyo muran kadib uu kasoo laabtay Gudoomiyaha Cusbitaalkaasi kadib is hortaaga lagu sameeyey.

Turkida ilaalisa Cusbitaalka Digfeer Ee Magaalada Muqdisho waxa la sheegay inay dharbaaxeen Labo Wariye oo ukala shaqeenayey Tv-yada SBC iyo SOMNEWS iyagoo sidoo kale jebiyey Kamarad ay leedahay Tv-ga SBC.