Breaking News
Home » NEWS » Wadanka Brasil oo xalay guul daradii ugu weyneeyd Wadanka Jarmalka ku dhigeeyn
Wadanka Brasil oo xalay guul daradii ugu weyneeyd Wadanka Jarmalka ku dhigeeyn

Wadanka Brasil oo xalay guul daradii ugu weyneeyd Wadanka Jarmalka ku dhigeeyn

 

Kooxda kubbadda cagta dalka Jarmalka ayaa xalay guul daradii ugu adkeyd baday kooxda wadanka marti galinaya koobka adduunka ee Brasil.

Cayaar xiiso badneyd oo ka dhacday magaalada Belo Horizonte ee dalka Brasil oo sanadkaan marti galaya cayaaraha adduunka oo loogu gudbayay
geerka kama dambeysta ayaa waxaa xulka Jarmalku ay Brasil kaga adkaadeen 7 gool oo 5 ka mid ah Brasil laga dhaliyay 29 daqiiqo ugu ee cayaarta.

Kooxda Brasil ayaa mar ay cayaartu gabo gabo ku dhaweyd la yimid hal gool oo qura waxaana taageerayaasha iyo cayaartoyada Brasil garoonka
ka baxeen ayagoo tiiraanyaysan.
Macalinka xulka Brasil Scolari ayaa eeda guul darada kooxdiisa ku dhacday dusha saartay waxaana uu qiray in Jarmalki ka cayaar wanaagsanaayeen.
Dadka cayaaraha falanqeeya ayaa aaminsan in xalay Brasil oo cayaaraha magac iyo mug ku leh si walba looga cayaar wanaagsanaa oo Jarmalku uu
siduu doono ka yeeshay.
Waa markii ugu horeysay taariikhda oo Brasil goolal intaas le’eg looga adkaado Jarmalkuna waxaa uu gabo gabada ku sugaa kooxda soo baxda
Argentina iyo Holland oo caawa caayaraya.

article-2685137-1F7CB47B00000578-1_634x421

article-2685137-1F7CC80C00000578-63_634x431

article-2685137-1F7CC90F00000578-724_634x455

article-2685137-1F7CC89900000578-675_634x557

article-2685137-1F7CCA1D00000578-270_634x415

article-2685137-1F7CCEF100000578-392_634x476

article-2685137-1F7CD7C800000578-66_634x445

article-2685137-1F7CD9D600000578-923_634x444

article-2685137-1F7CD11900000578-37_634x420

article-2685137-1F7CD60100000578-248_634x430

article-2685137-1F7CDBD400000578-784_634x423

article-2685137-1F7CDE8500000578-671_634x367

article-2685137-1F7DBA8000000578-997_634x394

article-2685137-1F7DF7CB00000578-224_634x422