Breaking News
Home » NEWS » ARJANTIIN OO U SOO GUDUBTEY FINALKA KOOBKA ADUUNKA
ARJANTIIN OO U SOO GUDUBTEY FINALKA KOOBKA ADUUNKA

ARJANTIIN OO U SOO GUDUBTEY FINALKA KOOBKA ADUUNKA

Xulka dalka Argentina ayaa u soo baxay Ciyaarta kama danbeysta koobka Aduunka, kadib markii xalay ay rigoorayaal ku garaaceen xulka dalka Holland.

Ciyaar ay labada xul soo bandhigeen ayaa ahayd mid ay iska illaalinayeen in goolal laga dhaliyo mid kasta, iyadoo 90-kii daqiiqo ee ciyaarta ay ku soo dhammaatay 0-0.

Waxaa ciyaarta lagu daray sida caadada ah sodan daqiiqo oo iyana ku soo dhamaatay 0-0 waxaana markii danbe la dhigay rigoorayaal waxaana 4-2 guusha ku raacday xulka Argentina sidaasna waxaa lagu reebay xulka Holland.

Xulka Argentina ayaa 13-ka bishaan waxay la ciyaari doonaan xulka dalka Germany kama danbeysta koobka Aduunka oo la qaban doono maalinta Axada ah oo bishu tahay 13-ka bishan.

article-2686460-1F85D3E600000578-976_634x422

article-2686460-1F859B0800000578-584_634x469

article-2686460-1F863AEB00000578-616_634x344

article-2686460-1F8590E700000578-434_634x422

article-2686460-1F8654A700000578-278_634x481

article-2686460-1F8658C200000578-402_634x388

article-2686460-1F8662B000000578-11_634x267

article-2686460-1F86314D00000578-659_634x424

article-2686460-1F86618C00000578-604_634x364

article-2686460-1F85869200000578-550_634x420

article-2686460-1F86616000000578-574_634x434

article-2686460-1F86618200000578-490_634x423