Breaking News
Home » NEWS » Tottenham Hotspur oo diyaarisay Badalka Macalin Andre Villas-Boas oo la ceyrinayo.
Tottenham Hotspur oo diyaarisay Badalka Macalin Andre Villas-Boas oo la ceyrinayo.

Tottenham Hotspur oo diyaarisay Badalka Macalin Andre Villas-Boas oo la ceyrinayo.

Macalinka kooxda Swansea City Michael Laudrup ayaa wararku ay sheegayaan inuu yahay shaqsiga ugu macquulsan ee shaqadaasi qaban doona.

macalinka Portugal ayaa guuldaro weyn kasoo qaatay Axadii garoonka kooxda Manchester City markaas oo loogu soo qubeeyay 6-0.

wararka kasoo baxaya kooxda Tottenham ayaa sheegaya in Albaabka White Hart Lane uu ka bixi doono macalin Villas-Boas oo shaqadiisa baryahaan dhaliil ay taha.

Spurs ayaa soo ibbsatay todobo ciyaaryahan oo cusub kuwaa oo ku fadhiya £100m iyada oo £85m ku iibisay Gareth Bale oo ku biiray Real Madrid